Gedo Oo Laga Hirgaliyey Iskuullo Lacag La’aan Ah Sheeko:Dalka Iskuullo waxbarasho oo bilaash ah ayaa laga hirgaliyey xeryaha ay degan yihiin dadka ka soo barakacay abaaraha ee ku sugan gobolka Gedo. Xiish Mahad yare oo ah madaxa waxbarashada hay’adda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Shabeellada Dhexe Oo Ka Hadlay Isbaarooyinka War-sheekh iyo Ceel-macaan Mas’uuliyiin ka tirsan maamul Shabeellada dhex ayaa tagay degmooyin ka tirsan gobolkaasi si ay u soo arkaan jidgooyooyin ay dhiganayaan maleeshiyaad hubeysan. Socdaalkan ay mas’uuliyiinta gobolka shabeellada dhexe ay ugu amba…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlay Howlgallada AMISOM Oo Ka Dhacay Adis Ababa Shalay Jimcihii waxaa magaalada Adis Ababa, xarunta midowga Afrika lagu qabtay kulanka 25aad ee guddiga qaabilsan howl-galka AMISOM ee Soomaaliya, kulanka oo ay soo qaban-qaabiyeen midowga Afrika, waxaa goobta joogay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Falastiin Oo Ka Digeysa In Qudus Loo Aqoonsado Caasimadda Isra’il Madaxda Falastiin ayaa waxaa ay ka digayaan saameyn kasta oo burburin karta xaquuqda ay falastiin u leedahay in Qudus ay tahay magaalo madaxdooda, arrinkaani ayaa yimid ka dib markii madaxweyne…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Todobaad Gudahiisa Wax Uga Qaban-doonta Arrinta Soomaalida Liibiya Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda, dowladda federaalka ah waxaa ay todobaad gudahiisa ku diyaarineysaa xog ku aadan Soomaalida ku sugan dalka iyo Liibiya iyo xaaladooda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yusuf Garaad: Soomaaliya Iyo Lithuania Oo Yeeshay Cilaaqaad Diblomaasiyadeed sida uu wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Yusuf Garaad ku qoray bar u muuqata in uu leeyahay, waxaa xiriir diblomaasiyadeed yeeshay dalalka Soomaaliya iyo Lithuania. Arrintan waxaa ay timid kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Ka Sheeganaya Fulin La’aanta Amarradooda Gobolka Banaadir ayaa la sheegayaa in uu ka sheegtay sida sharciga fulintiisa ay marwalba u hirgalin oo loo hareer maro, arrintaasi waxaa laga sheegay kulan ay khamiistii isugu yimadeen. Si…