Akhriso: Dambiyadii Ka Dhacay Deegaannada Puntland Sanadka 2017 Sheeko:Dalka Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay dambiyadii ka dhacay deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo sanadkan sii dhamaanaya ee 2017. Maxamed Cali Xareed, ku xigeenka xeer ilaaliyaha maamulka Puntland oo maanta saxaafadda kula… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Haweenka Ku Jira Xildhibaannada Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Oo Guddoomiye Doortay Xildhibaannada haweenka ee ku jira aqalka sare ee baarlamaanka ayaa maanta doortay guddoomiye, guddoomiye ku xigeen, xoghaye iyo qasnaji. Haweenka ku jira xildhibaannada aqalka sare ayaa tiro ahaan gaaraya 13,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan Cabdi Shakuur Oo Wakiilnimadii Kala Noqday Qareennadii u Doodayey Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Saddexdii qareen ee u doodayey u sheegay inuu kala noqday wakiilnimadii, kadib warqad qoraal ah oo uu u diray. Waxa uu sheegay Shakuur in aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Hadashay Hanjabaaddii Xuutiyiinta Yemen Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay muuqaal ay dhowaan soo duubeen rag sheegaya iney ka tirsan yihiin Xuutiyiinta Yemen, islamarkaana ku hanjabay in gantaalo ku dhufan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Ku Dagaallamaya Sool Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa beelaha ku dagaallamaya gobolka Sool ugu baaqay in si shuruud la’aan ah ku joojiyaan dagaallada, qeybna ka noqdaan dedaallada nabadda lagu raadinayo. Biixi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Taliye Ciidan Oo Lagu Diley Gaalkacyo Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dileen taliyahii xerada Inji ee magaalada Gaalkacyo. Taliyahan ayaa lagu magacaabayey Qaleey Yuusuf, waxaana la sheegay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Hirshabelle Oo Codka Kalsoonida Ah Ka Helay Baarlamaankooda Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in baarlamaanka maamulka Hirshabelle uu codka kalsoonida ah siiyey golaha wasiirada ee maamulkaasi. Xildhibaannada ayaa cod…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur Oo Aan Tagi Doonin Maxkamadda Racfaanka Ee G/banaadir Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Goobjoog News, ayaa sheegaya in maanta oo Arbaco ah aanu maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir tagi doonin siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur. Lama hubo in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Hirshabelle Oo Codka Kalsoonida Ah u Qaadaya Wasiirada Maamulkaasi Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in baarlamaanka maamulka Hirshabelle ay codka kalsoonida ah u qaadaan wasiirada cusub ee maamulkaasi. Maxamuud Xasan Wabar oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Falastiniyiinta Oo Loo soo jeediyay In Ay Caasimad Ka Dhigtaan Magaalo Aan Aheyn Qudus Ismaaciil Haniyeh oo ah madaxa xafiiska siyaasadda ururka Xamaas, ayaa sheegay in Mareykanka uu falastiin uu u soo bandhigay magaalada Abuu Diis oo ku taalo duleedka magaalada Qudus inay ka…