Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa gaaray guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, guddoomiyeyaasha baarlamaannada maamul goboleedyada Hirshabelle, Galmudug iyo Puntland. Wafdigan gaaray Baydhabo…