Faah Faahin: Al-shabaab Oo 5 Qof Ku Toogatay Baay Sheeko:Dalka Xarakada Al-shabaab ayaa fagaare ku yaalla deegaanka Iidaale ee gobolka Baay waxay gelinkii dambe ee shalay ku toogteen Shan qof oo ay ku eedeeyeen iney la shaqeynayeen dowladda Federaalka iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari Iyo Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Maamul Goboleedyada Oo Shir Ku Leh Baydhabo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ay gaaraan guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo guddoomiyeyaasha baarlamaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaanno Ka Tirsan Sool Oo Lagu Dagaallamay Deganaansho aan cago badan ku taagneyn ayaa saakay oo Isniin ah laga dareemayaa deegaanno ka tirsan gobolka Sool oo ay ka dhaceen dagaallo qaab beeleed u abaabulan. Wariyaha Goobjoog ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Qaxootigii Dhadhaab Ka Soo Laabtay, Waxaa Gudaha Soomaaliya Ku Heysto Abaar, Gaajo Iyo Dagaallo Kumannaan Soomaali oo laga soo saaray xerada Dhadhaab ayaa waxaa ay barakac iyo macluul ku heystaa gudaha Soomaaliya, sidaasi waxaa sheegtay hey’adda Amnesty International Qaar ka badan oo dadkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Iyo Faransiiska Oo Kawada Hadlay La-dagaalnka Argigixisada iyo Xaaladda Yeman Boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdi Caziiz iyo madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa qadka teleefoonka ku wada hadlay iyaga oo ka wada xaajooday dadaallada la-dagaalanka argigixisada iyo xaaladda Yeman. Emmanuel Macron…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Iyo Suudaan Oo Heshiisyo Badan Saxiixday Sida ay sheegtay wakaaladda wararka Suudaan madaxweyne Cumar Xasan Al-bashiir iyo dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa magaalada Khartoum ku kala saxiixday barnaamijyo Iskaashi. Banaamijyada ay saxiixdeen waxaa ka mida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland Iyo Guddoomiye Cirro Oo Ku Kulmay Hargeysa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta kulan ku wada qaatay qasriga madaxtooyada Somaliland, kulankaasi oo noqonaya kii ugu horreeyay ee dhex mara…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Shirkado Badan Baaris Ku Bilowday Maamulka Somaliland ayaa dib u eegis iyo baaritaan ku sameynaya heshiisyada 16 shirkadood oo si gaar ah loo leeyahay oo adeegyo kala dhowr ah siiya Wasaaradaha kala duwan ee maamulkaas.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka UNSOM Oo Soo Dhoweysay Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018 Madaxa Qaramada Midoobay ugu sarreeya Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ansixintii dhowaan la ansixiyay miisaaniyadda federaalka ee dalka, taas oo ah guul weyn oo laga gaaray horumarinta dhaqaalaha, waana tallaab dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Amazon oo Google Gambar Gaaban Ugu Fariisatay Kadib Markii Ay Diiwaangelisay Daahrog Cusub oo Ay Kula Tartamayso Youtube Warbixin lagu soo daabacay “Daily Mail” ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in shirkadda Amazon ay qorsheynayso iney suuqa soo galiso website la tartamaya Youtube, arrintaas oo keenaysa in khilaafkii labada shirkadood uu cirka isku shareero.…