Senator Faroole Oo Guddoonka Golaha Shacabka Iyo Wasiirka Dastuurka Ku Eedeeyay Faragelinta Dastuurka Sheeko:Baarlamaanka Cabdiraxmaan Faroole oo ah Senator ka tirsan aqalka sare oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa dhaliilay guddoonka golaha shacabka iyo wasiirka dastuurka isaga oo sheegay in ay faragelin ku hayaan… 2 daqiiqo
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Dhacdooyinkii Siyaasadeed Iyo Xasaradihii Dhacay 2017-ka Sanadkan 2017-ka, waxaa lagu xusuustaa dhacdooyin muhiim ahaa oo ay ka mid yihiin isbadallo siyaasadeed oo dhacay, xiisado colaadeed, dagaallo, heshiisyo, farxad iyo naxdin iyo arrimo kale. Hadaba, Goobjoog News,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Waxaan Diyaar u Nahay Inaan Dhallinyarada u Sameynno Mustaqbalka Ay Xaqqa Inooga Leeyihiin” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay ka qeybgalay munaasabad loo qabtay kooxda Jubbaland ee ku guuleysatay tartankii boleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ka xukuumad…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Shacabka Oo Dhibaato Ku Qaba Xarunta Dad Dhigista Dowladda Hoose Ee Xamar Waxyaabaha lagama maarmaanka u ah muwaadinka hadda ku nool Soomaaliya waxaa kamid ah helista warqadda sugnaanta iyo dhalashada, taas oo ay bixiso waaxda dad dhigidda ee dowladda hoose. Helitaanka warqaddaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayo Amniga Sh/dhexe oo ka socda Balcad Degmada Balcad ee gobolka Shabellaha dhexe waxaa ka soconaya kulan ballaaran oo looga hadlayo amniga guud ee gobolkaasi, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin kala duwan. Guddoomiyaha gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amiirka Qatar Oo Gaaray Dalka Ghana Amiirka dowladda Qatar Sheikh Tamiim Binu Xamda Aala Thani ayaa gaaray magaalada Accra ee caasimadda wadanka Ghana oo ah lugtii ugu dambeysay booqasho uu ku marayo galbeedka Afrika. Amiirka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuuriyada Waqooyi: Go’aanka Qaramada Midoobey Waa Go’doomin Ganacsi Kuuriyada waqooyi ayaa ku tilmaantay maanta oo Axad, cunnu-qabateymah cusub ee kaga yimid dhanka Qaramada Midoobay in ay tahay howl-dagaal. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Kuuriyada Waqooyi ayaa ku sheegtay bayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeedka shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob. Lataliyaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ee arrimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur Oo Dhaliilay Dowladda, Kana Hadlay Sida Loo Xiray Siyaasiga Mucaaradka Cabdiraxmaan Cabdiashakur oo maanta shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa ayaa dhaliilay sida ciidamada dowladda u soo weerareen oo ay ilaaladiisa u laayeen. “ Halkani waa halkii la igu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Tababar u Soo Xirey Dufcaddii ugu Horreysay Ee Kulliyadda Tababarka Ciidamada Turky-Som Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcaddii ugu horreysay ee ka qalin jabiya Kulliyadda Tababarka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya (Turky-Som). Madaxweynaha ayaa uga…