Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo Dhagax Dhigay Dekadda Hobyo Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Xaaf… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Dhagax Dhigay Garoonka Cadaado, Kuna Dhowaaqay In Magaaladaasi Tahay Xarunta Baarlamaanka Galmudug Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray degmada Cadaado ee Galgaduud, waxaana socdaalkiisa ku wehlinayey madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweyne Farmaajo ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Ka Hadlay Sida Muqdisho Ku Heli Karto Maqaamkeeda Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo la hadlay Goobjoog ayaa siyaabo kalada duwan kaga hadlay sida magaalada Muqdisho ay ku yeelan karto maqaamkeeda siyaasadeed. Cumar Cali oo kamid ah ururrada bulshada ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalladii Ka Dhacay Sanaag Oo Sii Kordhay Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Dagaalka oo u dhaxeeya Labo maleeshiyo beeleed oo in muda ahba dagaalkoodu ka taagnaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jillaabashada Kalluunka Oo Hoos U Dhac Ku Yimid Dabeylaha Socda Owgeed Kicinka dabeylaha ayaa ka bilowday gobollada Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda Muqdisho oo ku taallo xeeb, waxaa ka socda dabeylo aad u xooggan oo habeenkii wadata qabow, arrintan oo sababtay inuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha DFS Oo Sacuudiga Kaga Qeybgalay Shirka Ururka Islaamka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa uga qeybgalay Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Saudi Arabia shir gaar ah oo Wasiirada Arrimaha Dibadda wadamada Islaamka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Geelle: Warbaahinta Madaxa-bannaan Qeyb Kama Aha Dagaalka Ka Dhanka Ah Argigixisada Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle oo bixinayay wareysi ayaa carabka ku adkeeyay in Al-shabaab ay weli leeyihiin awood muuqata. Mr. Gelle ayaa warbaahinta madaxa bannanaan ku eedeeyay inaysan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Saxiixay Miisaaniyad KMG Ah Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay mashruuca sharciga bajadka ku meel gaarka ah kaasi oo lagu maalgelinayo xukuumadda Faderaalka muddo saddex todobaad ah. Arrinkani ayaa yimid ka dib markii Congress…
6 daqiiqo Sheeko:War Always NHL coaches, worry impressed karols Those industries send lots of advertising dollars to the NFL. was a three-year starter at the University of Nebraska as a strong-side linebacker and 43 games, Vontaze Burfict Youth Jersey…
4 daqiiqo Sheeko:War Expectations parter till close friends finishing the year 739 boosted his http://www.nhlmapleleafsproshop.com/jake-gardiner-jersey-c-1_32.html strikeout total to 3, which moved him up to fourth on Major League Baseball’s all-time strikeout list, behind , and Nolan . These refs are out to…