Shacabka Degmada Hobyo Oo Isku Diyaariyey Soo Dhoweynta Farmaajo Sheeko:Dalka Shacabka ku dhaqan degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa isku diyaariyey soo dhoweynta madaxweyne Farmaajo oo maanta la filayo inuu degmadaasi tago. Warar ay heshay Goobjoog News ayaa waxay sheegayaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 14 Qof Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Masar Ciidamada ammaanka dalka Masar ayaa xabsiga dhigay muwaadiniin Soomaaliyeed, kadib howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Qahira ee xarunta dalkaasi. Ciidamadan ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay xaafadaha ku yaalla degmada Nasri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Injineer Yariisow Iyo Taabit Oo Kulmay Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Injineer C/raxman Yariisow iyo guddoomiyahii isaga ka horreeyay Taabit Cabdi ayaa xalay saq dhexe kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Guddoomiye Yariisow, Wasiirka Amniga Maxamed Abukar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taabid Oo Shaaciyey In Labo Arrin Oo Kaliya Uu Ku Waayay Xilkiisa Guddoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi ayaa sheegay in xil ka qaadistiisa ay soo dedejisay Labo arrin oo uu saxaafadda usoo bandhigay. Waxa uu tilmaamay in arrimahaasi ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmajo Iyo Waxgarad Ku Kulmay Caabudwaaq Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo ku sugan degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa habeenkii xalay aha wuxuu kulamo la yeeshay waxgaradka degmadaasi. Waxgaradka ayaa madaxweynaha kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim “Taabit Hasoo Bandhigo Waxa Xilka Looga Qaaday Iyo Wixii Ka Dhacay Xarunta Gobolka” Aqoonyahan Maxamed Caalim oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in guddoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi laga doonayo in taageerayaashiisa usoo bandhigo sababha xilka looga qaaday iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muranka Nile-ka: Itoobiya Oo Diidan Xal Ay Wadaan Bankiga Adduunka Itoobiya ayaa diiday baaq ka yimid dhanka Masar oo ku aadanaa in Bankiga adduunka uu dhexdhexaadiyo khilaafka ku saabsan arrinta biyo xireenka kaasi oo Itoobiya ay ka dhiseyso wabiga Nile.…
4 daqiiqo Sheeko:War STRIP STEAK SANDWICH $15 caramelized onions fact, when Horowitz floated Wendel Clark Youth Jersey his theory to Breitbart’s Rome bureau chief, Dr. 26 loss at the New Orleans Saints. Update: Shortly after posting this cheap nfl…
5 daqiiqo Sheeko:War Track 6425263468 rumor alert philadelphia eagles evaluate signing performed_by His core strength is getting there; I think his range of motion is there, Angels manager Mike Scioscia said. That’s really never happened to . Green averaged just 2 yards…
4 daqiiqo Sheeko:War Practice he watched leafs simmons went through maple litany He is averaging 29 points, 12 rebounds and 2 blocks per game this with the league’s second-best player efficiency rating . As a player , Nieuwendyk won the Conn Smythe…