Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in ay soo dhagax-dhigeen faracyo ay jaamacadda umadda Soomaaliyeed ka furaneyso magaalooyinka Galkacyo, Cadaado, Dhuusa-mareeb iyo Cabud-waaq, dhammaantood waxaa laga maamuli-doonaa xarunta…