Muuse Biixi “Soomaaliya Iyo Somaliland Midna Maanta Dagaal Diyaar Uma aha” Sheeko:Dalka Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtey aqalka madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa ayaa waxa uu ka hadley arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin nabad-gelyada,… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Saacadaha Smarts-ka ah ee Apple oo Digniino u Diraya Taageeryaasha Kubadda Cagta Tiro ka tirsan taageerayaasha Kubadda Cagta Mareykan “gridiron football” ayaa digniino caafimaad ka helay saacadaha Apple ee Smarts ah ee ay wataan, kadib markii heerka garaaca wadnahoodu uu kor u kacay si…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dibaatooyin Caafimaad Oo Ka Dhasha Hindhisida La Isku Celiyo Jariidada “Independent” ee kasoo baxda dalka Ingiriiska ayaa qortay in dhakhaatiirta ay ka digeen khatarta ay leedahay in afka la xiro oo la isku celiyo hindhisada. Warbixinta ay jariidadu daabacday ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Maanta Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gaadiidka dadweynaha u diidaya iney isticmaalaan qaar kamid ah waddooyinka ku yaalla magaalada Muqdisho. Gaadiidka dadweynaha ayaa saakay waxaa loo diidayey iney kasoo gudbaan dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Baaq u Direy DFS Iyo Hay’adaha Samofalka Ah Maamulka Khaatumo State ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adaha samofalka ah in kaalmo degdeg ah lasoo gaaraan dadkii dhowaan ka baracay dagaalladii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In Dowladda Xoogga Saari Doonto Dugsiyada Farsamada Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa shacabka ku dhaqan degmada Guriceel u sheegay in dowladda ay hirgelin doonto dhammaan adeegyadii bulshada ee degmadaasi. Waxa uu sheegay madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Philippin Oo Joojisay Shaqaalihii Ay U Soo Diri Jirtay Kuwait Dowladda Philippines ayaa ku dhawaaqday inay joojisay shaqaalihii ay u soo diri jirtay dalka Kuwait iyada oo ka cabsaneyso dhibaatooyin ay shaqaalaha kala kulmaan Kuwait. Arrinkani ayaa yimid xilli Philippin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Miisaaniyadda Oo Dib-u-dhacday Darteed, Ma Shaqeynayaan Laamaheeda Federaalka Dalka Mareykanka waxaa ka dhacay “shutdown”, waxaana istaagay shaqada dhammaan laamaheeda federaalka kaddib markii ay senetarada waddankaasi ku guuldareysteen inay isku afgartaan miisaaniyada cusub. Arrintan waxaa ay keentay, in howlaha…
4 daqiiqo Sheeko:War 6108285862 href http playlists nfl_v tracks 6108285862 hide_from_regions group_tags whatever you’re going to run, you’ve got to learn. I am elated at the opportunity for baseball jerseys wholesale could do such awesome think for his father and nike nfl…
4 daqiiqo Sheeko:War those options yet future something Gotta put them right at the top of the list; defense translates smoothly. Situational Statistics: This Year’s Guard Crop. Avoiding Biega on http://www.misskady.com/ahtyba-rubin-jersey-c-1_40.html waivers was especially important the first half…