Madaxweyne Farmaajo Oo Midnimo Ugu Baaqay Shacabka Gobolka Mudug Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan safar ku marayay Puntland ayaa gaaray xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee magaalada Gaalkacyo isaga oo shacabkii soo dhaweeyay u… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cabaas: Israel Waxay Ku Tumatay Heshiiskii Oslo Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa sheegay in Israel ay ku tumatay heshiiskii Oslo oo ay la gashay Falastiin,waxaa uu ku tilmaamay qorshaha madaxweyne Trump ee nabad-galyada bariga dhexe inay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Koonfurta Gaalkacyo Dadweyne aad u badan ayaa Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug waxay kusoo dhoweeyeen madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar kamid ah gobollada dalka. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shaakir Oo Sheegay In Dhuusa-mareeb Ka Dhici-doono Shir-weyne Dib-u-heshiisiin Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir ayaa sheegay in maalmaha soo socda lagu qaban-doono Dhuusa-mareeb shirweyne dib u heshiisiin oo dhex mari-doona maamulkii Galmudug iyo Ahlu-sunna Sheekh Axmed Shaakir oo arrintaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Iyo Somaliland Oo Ciidamo Badan Ku Daabulay Nawaaxiga Tukaraq Maamullada Puntland iyo Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in ciidamo badan ay ku daabuleen deegaanno ka tirsan gobolka Sool, gaar ahaan duleedka deegaanka Tukaraq ee gobolkaasi. Wararka ay helayso Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamo Ka Tirsan DFS Oo Qarax Lagula Eegtay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo maanta ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka, gaar ahaan kuwa xoogga dalka lagu eegtay nawaaxiga Haanta Dheer, degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Thabid Oo Sheegaya In Shirkii Wadatashiga Gobolka Banaadir La Qabanayo Bishan Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in shirkii baaqday ee arrimaha nabadeynta iyo horumarinta gobolka Banaadir la qaban-doono 28ka Bishan Janaayo 2018. Hadalkan waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Mid Kamid Ah Musharraxiintii Madaxweyne Ee Doorashadii 2017 Oo Dhaliilay Hannaanka Shaqo Ee DFS Siyaasi Saciid Ciise Maxamuud oo kamid ah raggii u tartamay xilka madaxweyne ee dalka doorashadii 8 February 2017 ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News wuxuu ku sheegay in markii doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Mark Zuckerberg: Isbedello Guud Ayaa Lagu Sameynayaa Facebook-ga Si Loo Yareeyo Waqtiyada La Isticmaalayo Mark Zuckerberg aasaasaha “Facebook” ayaa Khamiistii ku dhawaaqay in isbedello waaweyn lagu sameyn doono adeegyada shirkaddiisu bixiso oo saameynaya wararka dadka barta isticmaa ay ishoodu qabaneyso. Zuckerberg ayaa bartiisa bulshada kusoo qoray in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim: Madaxda Kale Ee DFS Iyaguna Gobollada Dalka Ha u Safraan (Dhageysi) Danjire Maxamed Maxamuud oo wax ka qora arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in safarka madaxweynaha uu gogol xaar u noqon karo rajada nidaamka Axsaabta badan ee 2021-ka. Wareysi uu caawa siiyay…