Buug uu qoray guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo la magac baxay ‘Haybso Dhaqankaaga’ ayaa sabtidii  lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho. Munaasabadda buuggan lagu daahfurayay ayaa waxaa kasoo qeybgalay, aqoonyahanno, abwaanno, xildhibaannada…