Dhuusama-mareeb: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Iyo Wafdigeeda Oo Xabsi Guri La Dhigay Sheeko:Dalka Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalada Dhuusa-mareeb, Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Yarey iyo illaa 10 shaqaale… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ceel-waaq: Askari Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Dagaal Dhex-maray Soomaaliya iyo Kenya Askari Soomaali ah ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray rasaas ay isku weydaarsadeen magaalada Ceel-waaq ciidamada Soomaalida iyo kuwa Kenya . Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galkacyo Oo Laga Furayo Maxkamad Militari Oo Ka Madax-bannaan Galmudug iyo Puntland Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegeysa in maxkamadda ciidamada qalabka sida ay xarun ka furan-doono magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug. Sida uu warbaahinta dowladda u sheegay G/sare Xasan Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Galkacyo Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa xalay baryey Boosaaso ee xarunta gobolka Bari iyaga oo halkaasi kula kulmay bulshada qeybaheeda kala duwan, kana shageystay baahidooda. Madaxweyne Farmaajo waxaa galabta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Boosaaso Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Waxaa madaxweyne Farmaajo wehlinayey madaxweynaha Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Kusoo Dhacday Nawaaxiga Villa Soomaaliya Dhowr madfac oo la sheegay iney Hoobiyeyaal ahaayeen ayaa maanta kusoo dhacay nawaaxiga xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Madaafiicdan ayaa la sheegay in qaarkood ku dhaceen xaafadda Ex…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo War Kasoo Saaray Kuraasta Banaan Ee Baarlamaanka 10-aad War-murtiyeed kasoo baxay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa looga hadlay arrimo la xiriira kuraasta banaan ee baarlamaanka 10-aad, kuwaasi oo dhowaan gal dacwadeed u furtay maxkamadda sare ee dalka. Golaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadajir Oo Dacweynaya Cid Walbo Oo Ku Lug Lahayd Weerarkii December, 2017 Lagu Qaaday Xafiiskooda Muqdisho Xisbiga Wadajir ayaa sheegay iney dacweyn doonaan cid walbo oo ku lug lahayd weerarkii December 18 2017, lagu qaaday xafiiskooda ku yaalla magaalada Muqdisho. Sayid Cali oo ah xoghaya xisbiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gedo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la sheegay in weerar…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Trump Oo Ka Fiirsanyo Inuu Dalkiisa Uu Ku Soo Celiyo Heshiiskii Cimilada Paris Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in wadankiisa uu ka fiirsanayo in la soo celiyo heshiiskii Paris ee Cimilada isaga oo tilmaamay in wax la taaban karo aan laga gaarin…