Madaxweyne Farmaajo Oo Xarigga Ka Jaray Garoonka Diyaaradaha Ee Garoowe Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo hoggaamiyaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xarigga ka jaray garoonka caalamiga ah ee Garoowe. Garoonkaan oo si heer caalami… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Twitterka Oo Diiday Inuu Tiro Bogga Donald Trump Barta Twitterka ayaa diiday inuu xayiraad saaro xisaabaadka ay leeyihiin hoggaamiyayaasha caalamka kuwaasi oo qoraaladooda ay kiciyaan doodo. Twitterka ayaa laga codsaday inuu xayiraad saaro ama uu tiro bogga uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Oo 7 Amar Ka Soo Saartay Xajka, Visaha Iyo Diiwaan-gelinta Shirakadaha Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta ayaa axaddii amarro cusub ka soo saartay arrimaha Xajka, is-diiwaan-gelinta shirakadaha, lacagaha Xaajiga laga qaado iyo fududeynta Visaha. Hadaba, Qodobadda waxaa ka mid ahaa: Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Somaliland Iyo Puntland Oo Ka Socda Sool Dagaal xooggan, una dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ayaa goor dhow ka bilowday deegaan lagu magacaabo God Qaboobe oo ku dhow deegaanka Takaraq ee Sool, halkaasi oo ay saakay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Goobaha Laga Cuno Raashiinka Wadaniga Oo Kusoo Badanaya Hargeysa Waa mid ka mida maqaaxiyahay sida weyn looga cuno cuntooyinka wadaniga ah waana dalagyada ka soo go’a wadanka ee magaalada Haegeysa. Waxaana inta badan maalintii halkaan yimaada dad tiro badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Somaliland Oo Dagaal Ku Qabsaday Deegaan Ka Tirsan Gobolka Sool Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay dagaal ku qabsadeen deegaanka Tukaraq oo markii hore ay ku sugnaayeen ciidamada Puntland. Saakay aroortii ayaa la xaqiijiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iran Oo Iskuullada Ka Mamnuuceysa Barashada Luqadda Englishka Madaxda dalka Iran ayaa mamnuucay in lagu dhigo iskuullada hoose luqadda Englishka, waxayna timid arrintani ka dib markii hoggaamiye diimeedka Iran Cali Khumeyni iyo kooxdiisa ay ka horyimaadeen barashada Englishka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Xoogga Dalka Oo Sheegay In La Dhameystirayo Dib u Heshiisiinta Gaalkacyo Talliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed C/weli Jaamac Gorod oo shalay isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo gaareen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso nabadeyntii laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Diyaarahada Garoowe Oo Maanta Xarigga Laga Jarayo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo uu xarigga ka jaro garoonka diyaarahada ee Garoowe. Waxaa la dhameystiray dhismaha garoonka diyaaradaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo “Dhaqaalaha Magaca Soomaaliya Lagu Keeno Meel Gaar Ah Malahan” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo shir guddoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland oo ay sidoo kale ka qeybgaleen wasirro ka tirsan xukuumadda Federaalka ayaa sheegay in guud…