Olole Caruurta Looga Tallaalayo Jadeecada Oo La Soo Gabogababeeyay Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka ee dowladda federaalka ah iyo hey’adaha WHO iyo UNICEF, ayaa soo gabogabeeyay tallaalka jadeecada, kaas oo illaa 1 million oo caruur ah lagu tallaalay gudaha Puntland, caruurta da’dooda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar: Ra’isul Wasaarihii Hore Oo Sheegay In Aanu La Tartami-doonin Sisi Ra’iisul wasaarihii hore ee Masar Axmed Shafiq ayaa sheegay inuu go’aansaday inuusan isku soo sharixin doorashooyinka madaxtinimo ee sanadkaani dhacaya. Axmed Shafiq ayaa sheegay inay jiraan siyaasiyiin waaweyn oo doonaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxyo Ka Socda Sudan Dalka Suudaan waxaa ka socda dibad-baxyo looga soo horjeedo sare u kaca ku yimid cuntada quuta daruuriga ah waxaana la xadidey sidoo kale rootiga. Mas’uuliyiin iyo goob joogayaal ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Sidee Garoowe Loogu Soo Dhoweeyay Madaxweyne Farmaajo? Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe , madaxwayanaha waxaa garoonka kusoo dhaweeyay madaxwayanaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo mas’uuliyiin kale. Soo dhoweynta waxaa qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhul –kii Xoog Looga Raray Barakacayaasha Oo Isku-badalay Mid Dowladda Lagu Heysto Dad deggan Kaxda oo la hadlay Goobjoog News ayaa ka sheegtay in dowladda ay goofafkooda xoog ugu rartay iyaga iyo dad barakacayaal ah, halkaasina ay ku burburisay guryo iyo Iskuullo,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Garoowe Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Cusub Ee Dhowaan Uu Magacaabay Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Dhaariyey Munaasabad kooban oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu dhaariyey wasiirada cusub ee wasaaradaha Arrimaha dibadda, Ganacsiga iyo Gudaha. Axmed Ciise Cawad, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Cabdi Maxamed Sabriye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Lagu Garaacay Saldhig Ciidamada Puntland Ku Leeyihiin Galgala, Bari Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab ay madaafiic ku garaaceen saldhig ay ciidamada Puntland ku lahaayeen deegaanka Galgala ee gobolkaasi. In ka badan Shan madfac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay xalay saq dhexe illaa iyo saakay waabarigii deegaanka Gololey ee gobolka Shabellaha Dhexe.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Doon Kula Degtay Badda u Dhaxeysa Liibiya Iyo Talyaaniga Doon ay la socdeen tahriibayaal Afrikaan ah ayaa ku degtay badda u dhaxeysa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Inta la xaqiijiyey 8 qof ayaa…