Muuqaal: Quburada Caafimaadka Oo Ka Deyriyey Xoolaha Iyo Dadka Ku Wada Nool Magaalooyinka Sheeko:Wararka Caafimaadka Quburada dhanka caafimaadka ah ayaa aad uga deyriyey dadka iyo xoolaha ku wada nool magaalooyinka dalka, sida Muqdisho. Waxay sheegeen in ay keeni karto in xoolahan ay fidiyaan cudurro sida… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garoowe Oo Gabogabo Ah Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo kormeeray garoonka diyaaradaha Garoowe oo dhismo ku socota ayaa sheegay in maalmaha soo aadan lasoo gabagbeynayo dhismaha, islamarkaana garoonka uu shaqo bilaabi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Deyriyey Xaaladda Nololeed Ee Dadka Ku Nool Bakool Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo socdaal ku maray deegaanno kamid ah gobolka Bakool ayaa ka deyriyey xaaladda bini’aadannimo ee ka jirta gobolkaasi. Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Dhaliilay Hannaanka Uu Ra’iisul Waraaha u Bedalay Saddex Wasiir Boqor Maxamed Jaamac oo ka mid ah odayaashii 135-ta ee soo xulay baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaliilay qaabka uu Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre u bedalay Saddex kamid ahaa golahiisa wasiirada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgal Ka Wada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in ciidamada ammaanka ee Puntland ay saakay howlgal ballaaran ka wadaan xaafadaha magaaladaasi. Waxay ciidamada daba socdaan shaqsiyaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Golaha Ammaanka Ku Cadaadinaya Ammaanidda Dibad-baxyada Iran Ruushka ayaa cambaareeyay Mareykanka oo doonaya inuu ku qanciyo golaha ammaanka ee raacsan qaramada midoobay arrinta ku saabsan dibad-baxyada ka socda gudaha Iran. Fasiili Neybizia oo ah wakiilka Ruushka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Macron: Ma Jirto Fursad Uu Turkiga Ugu Biiro Midowga Yurub Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa u sheegay dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, in aaney jirin hadda Fursad uu Turkiga ugu soo biro midowga Yurub. Shir jaraa’di oo si wadajir ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Dal Oo Ay Soomaaliya Ku Jirto Uu Mareykanka Si Joogta Ah U Duqeeyo Warbixinno badan ayaa laga qoray maamulka Trump iyo qaabka uu u maareeyo la-dagaalanka waxa loogu yeero argigixisada. Mareykanka waxaa jirto illaa 4 dal oo ciidamo dhulka aaney ka joogin balse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suudaan Oo U Yeertay Safiirkeeda Qaahira Dalka Suudaan ayaa Khamiistii dib ugu yeeray safiirka dalkaasi u fadhiyo Masar iyada oo aan la shaacin sababta iyo inta uu Khartoum sii joogi-doono. Qoraal soo baxay waxaa ku qornaa“…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qaabka Ay U Dhaceen Is-badallada Xukuumadda Kheyre Tan iyo markii la magacaabay xukuumadda ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre illaa 7 wasiir ayaa la badalay, wasiir dhintay marka laga reebo inta kale waxaa ay ku baxeen duruufo mugdi…