Xisbiga Wadajir oo Dowladda Ku Eedeeyay Ku takri-fal Awoodeed, Musuq Iyo Faragelinta Garsoorka Sheeko:Dalka Qoraal uu Xisbiga Wadajir soo saaray axaddii , isla markaana la soo gaarsiiyay Goobjoog News ayuu ku eedeeyay dowladda federaalka ah arrimo ay ka mid yihiin ku takri-fal awoodeed, musuq… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la sheegay iney weerareen bar koontarool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Kim Jong-un: Badhanka Nukliyeerka Waxaa Uu Yaallaa Xafiiskeyga Hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in hubka Nukliyeerka ah uu yaalo had iyo jeer xafiiskiisa taasi oo aan u suurto galineyni Mareykanka inuu bilaabo dagaal. Waxaa uu intaasi…
1 daqiiqo Sheeko:War Kheyre Oo Sheegay In Uu Ka Xun Yahay Weerarkii Loo Geystay Sen. Qeybdiid Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khayre oo booqday hoyga Senator Cabdi Xasan Cawaale oo ah guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu ka xun yahay falka halkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweynaha Zambia Oo Ka Dalbay Ciidamada Inay Ka Qeyb Qaataan La dagaalidda Daacuun-ka Madaxweynaha Zambia Edgar Lungu ayaa soo saaray amaro ku aadan in ciidamada ay ka qeyb qaataan sidii loola dagaali lahaa cudurka safmareenka ah ee daacuun caloolaha kaasi oo ku baahay…