Dhageyso: Hay’adaha Samafalka Oo Loogu Baaqay Iney u Gurmadaan Dadkii Ka Baracay Fatahaadda Wabiga Shabelle Ee B/weyne Sheeko:Dalka Xildhibaan Cabdi Axmed Cali oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay in xaalad adag ay wajihi karaan dadka ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaadiidka Tagaasida Oo Kusoo Badanaya Magaalada Garoowe Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa kusoo badanaya gaadiidka Tagaasida kuwaasi oo ka dhex shaqeeya gudaha magaalada iyo bannaankeeda. Waxay wadayaashada Tagaasidan ay Goobjoog News u sheegeen in suuq wanaagsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgaradka Sool Oo Ku Baaqay In La Siidaayo Nabadoon Ku Xiran Hargeysa Waxgaradka ku dhaqan deegaanka Adhi-cadeeye ee gobolka Sool ayaa ku baaqay in lasii daayo nabadoon Ibraahim Maxamed Muuse Hurre, kaasi oo ku xiran magaalada Hargeysa. Waxgaradkan oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Diwaangelinta Musharraxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Maanta Billaabaneysa Maanta oo Isniin ah ayaa waxaa si rasmi ah u billaabanaya diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Guddiga doorashada ee golaha shacabka ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Macron Oo Ka Dalbaday Trump In Uu Joogteeyo Heshiiskii Nukliyeerka Ee Iran Madaxweynaha Faransiiska Emmanule Macron ayaa ka dalbaday Donald Trump inuu joogteeyo heshiiskii Nokliyeerka oo ay wadagaleen Iran iyo dowladaha awoodda leh. Macron ayaa hadalkan sheegay mar uu wareysi siinayey mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidleyda Oo ka Cabanaya Waddada Isku Xirta Muqdisho Iyo Jowhar Roobabkii ka da’ayey maalimihii la soo dhaafay gobolka Sh/ dhexe ayaa saameyn ku yeeshay isku socodka gaadiidka ee iskala kala goosha Muqdisho iyo Sh/ dhexe. Waddada ayaa waxay ka go’antahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada-hadleen Waftigii Imaaraadka Iyo Muuse Biixi Wafti ka socday dowladda Imaaraadka Carabta ayaa gaaray magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland iyaga oo kulan la qaatay madaxweyne Muuse Biixi. Haddaba Kulankan dhex maray madaxweynaha Somaliland iyo weftiga, waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Kabul Oo Kordhay Ugu yaraan 57 qof ayaa ku dhimatay weerar Ismiidaamin ah oo lala beegsaday xarunta Diiwaan-gelinta codbixiyaasha ee ku taallo caasimadda Afghanistan ee Kabul sida ay sheegeen mas’uuliyin. Weerarkan ayaa sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Dhuxusha Oo Walaac Ka Muujiyey Go’aanka Lagu Mamnuucayo Jarista Dhirta Qaar ka mid ah ganacsatada Dhuxusha ayaa walaac ka muujiyey go’aan ka soo baxay dhowaan golaha wasiirrada kaasi oo mamnuucaya jarista dhirta iyo in aan laga sameyn Karin Dhuxul. Ganacsatada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenaydii Ugu Da’da Weynayd Adduunka oo Geeriyootay Nabi Tajima oo u dhalatay dalka Japan ahaydna haweenayda la aaminsan-yahay iney ahayd qofkii ugu da’daweyn Adduunka ayaa Sabtidii geeriyootay iyadoo da’deedu ay sii caga-cagaynayso 117-sano jir. Sida ay qortay wakaaladda Wararka Japan…