Wasiirrada u Tartamaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Faray Inay Is-casilaan, Akhriso Shuruudaha Kale Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Qaban-qaabada doorahada guddoomiyaha golaha shacabka ayaa goordhow soo saaray shuruudaha laga rabo qofka u tartamaya jagada guddoomiyaha golaha shacabka. Akhriso, Shuruudaha Oo Dhameystiran: Murashaxiinta araajidooda waxaa ay ku hagaajin… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow Qaabka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ee Dawladda Federaalka Ah Dowladda federaalka ah ayaa maanta daah-furtay tirakoobka shaqaalaha Rayidka ee dawladda, natiijada ayaa wax badan ka badali-doonta xaaladda dhabta ah ee shaqaalaha. Dowladda waxaa ay sheegeysaa in arrintan ahmiyad weyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Garoowe Oo Laga Sameeyay Howlgallo Dhul Burburin Ah Dowladda Hoose oo magaalada Garoowe ayaa maanta oo Axad ah waxay howlgallo dhul banneyn ah ka sameeyeen magaaladaasi. Howlgalkaan burburinta ah ayaa si gaar ah waxaa looga sameeyey Togga Laan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Yaa Bedali Kara Taageerada Imaaraadka Ee Soomaaliya? Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood ayaa waxay ka aragti dhiibteen cidda ay u arkaan in xilligaan ay bedali karto taageerada Imaaraadka ee Soomaaliya. Dadkan qaarkood oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Golaha Shacabka Oo La Doortay Guddiga doorashada guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa doortay guddoomiye, guddoomiye ku xigeen iyo xoghaye. Guddigan oo ka kooban 15 ayaa guddoomiye u doortay xildhibaan Nuur Iidow Bayle,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo iska dhex doortay Guddoon Gudigga doorashadda Gudoomiyaha golaha shacabka ayaa iska dhex doortay Guddoomiye ka dib doorasho ka dhacday Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Sida ay qortay SONNA, Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ku Biireysa Comesa, Akhriso Shuruudaha Lagu Xiray Soomaaliya iyo Tunisia ayaa lagu wadaa in ay mar kale codsi ugu gudbiyaan ururka ugu weyn ganacsiga qaaradda Afrika ee Comesa, si xubnaha ururka u noqdaan 21 dal. Sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqor Buurmadow Oo Xabsiga Hargeysa Laga Sii Daayey Ciidamada Somaliland ayaa sii daayey Boqor Cismaan Buurmadow oo ka mid ah waxgaradka ugu caansan deegaannada Somaliland. Buurmadow ayaa xabsiga la dhigay kadib markii uu ka qeybgalay xaflad dhaqameed ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Baraawe Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Wadaan Ciidanka DFS Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgallo ballaaran oo ay ciidamada dowladda ka wadaan degmadaasi. Guddoomiyaha degmadan Aadan Cumar Madoobe oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kulamada Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabelle Oo Maanta Dib u Billaabanaya Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa iney dib u billowdaan kulamada xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle, kuwaasi oo aan wax kulan ah yeelan Bilihii ugu dambeeyay. Xildhibaan C/rashiid Warsame oo…