Maxamuud Cabbas: Kama Ogalaaneyno Dowlad In Ay Safaaraddeeda U Soo Rarto Qudus Iyada Oo Aan Xal Laga Gaarin Sheeko:Dalka Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbas ayaa sheegay in hoggaanka Falastiin uusan u ogolaaneynin dowlad in Safaaraddeeda ay u soo rarto magaalada Qudus iyada oo aan laga gaarin wax xal ah. Maxamuud… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qorayaasha Soomaaliyeed Ayaa Sheegay In Ay Muhiim Tahay In Buugaagta La Soo-saaro Ay helaan Tifaftir Jiilka hadda soo baxaya waxay falgal la sameynayaan aqriska iyo qorista buugaagta . Meelaha uu sida xowliga ah uu qoraalka uga hano qaaday waxaa ka mid ah Magaalada Muqdisho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Oo Ku Dhib Qaba Burburka Waddada Isku Xirta Dabka Iyo Bakaaraha Waddada isku xirta Isgoysyada Dabka Iyo Bakaaraha ayaa burburtay isla markaana aan jirin xilligan wax gaadiid ah oo Isticmaalaya, waxaana rajo ka qabay shacabka oo dhowr bilood ka hor loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Kale Oo Isku Soo Sharraxay Jagada Guddomiyaha Golaha Shacabka Cali Sheekh Maxamed Nuur oo ah xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka ayaa sheegay in uu yahay musharrax u taagan qabashada xilka guddoomiyaha golaha Shacabka. Cali Sheekh Maxamed Nuur oo ka…
5 daqiiqo Sheeko:War Maqaal: Halbeegga Siyaasadda Degan Doodu kama taagna muhimada weyn oo dal sida Soomaaliya ka soo kabanaya dagaalo sokeeye ay u leedahay deganaasho siyaasadeed oo suura gilisay in waddan dib loo dhiso. Deganaasho siyaasadeed la’aanteedna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Qatar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay warqadaha danjiranimo Safiirka Dalka Qatar ee loo soo Magacabay Soomaaliya Mudane Xasan Xamsa Asad. Danjire Xamsa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliand Oo Xilal Cusub Magacaabay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wareegto uu soo saaray xilal ugu magacaabay Shan Mas’uul. Xubnahan ayaa loo kala magacaabay guddoomiye gobol, Bankiga Dhexe, wasaaradda qorsheynta iyo la taliye.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka B/weyne Oo Farriin u Direy Maamulka Hiiraan Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada B/weyne ayaa ka dalbaday maamulka gobolka Hiiraan in si degdeg ah wax looga qabto burburka garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Waxay sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegtay Ciidankii Uu Tababaray Imaaraadka Maanta oo Sabti ah, dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah waxay ula wareegtay ciidankii uu magaalada Muqdisho ku tababaray Imaaraadka Carabta, agabkooda iyo sidoo kale xeradii ay ku tababaranayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Imaaraadka Ugu Safray Arrimo La Xiriira Ciidamada Iyo Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo maanta ugu ambo-baxay dalka Imaaraadka Carabta booqasho 4 maalmood ayaa inta aanu dhoofin saxaafadda la wadaagay ujeedka safarkiisa. Madaxweyne Gaas oo arrinkaas ka hadlaya waxaa…