Guddoonka Golaha Shacabka Oo Magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada, Iyo Xildhibaannada Oo Ka Doodaya Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay Magacyada xubnaha guddiga qaban qaabada doorashada ee guddoomiyaha golahan, iyadoo xildhibaannada golaha shacabkana ay ka doodayaan xubnaha guddigan. Xubnahan ayaa… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Beenisay Inuu Jiro Heshiis Muqdisho Iyo Abu Dhabi Ay Ka Gaareen Arrinta Berbera Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya H.E. Amb. Axmed Ciise Cawad oo wareysi siiyay HCTV ayaa beeniyay inuu jiro heshiis isafgarad oo dhex maray Imaaraadka iyo xukuumadihii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: C/weli Muudey “Waa La Xaday Dastuurkii Dalka u Yaallay” Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha shacabka, baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna ku simaha guddoomiyaha, C/weli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay in la xaday Dastuurkii dalka u yaallay ee ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuutiyiinta: Imaaraadow Soomaalida Ammaan Siiya….Mareykan Ayey Cashar U Dhigeen Madaxa guddiga kacdoonka ee ka tirsan Xuutiyiinta Yemen Maxamed Cali Xuuti ayaa sheegay in kooxdan ay taageersantahay Soomaaliya, isla markaana ay uga digayaan Abu Dhabi inay farageliso arrimaha Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ciidamo Ka Gadooday Jowhar Oo Gaaray Jalalaqsi, Hiiraan Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamo ka tirsanaa ilaalada madaxtooyada Jowhar oo gadooday ay gaareen magaaladaasi. Guddoomiyaha degmadan Maxamed Cabdulle Fiidow oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Magacaabaya Guddiga Doorashada Ee Guddoomiyahooda Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Sabtidan maanta ah yeelan doona kulankooda Saddexaad ee Kalfadhigga Seddaxaad, iyadoo arrimo dhowr ah looga hadli doono. Sida qorshaha uu yahay, waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhageyso: Gaalkacyo Oo Laga Daahfuray Koobka Ciyaaraha Mudug Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa si rasmi ah looga daahduray ciyaaro dhexmari doona degmooyinka gobolkaasi. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo daahfuray ciyaarahan ayaa sheegay iney ugu talogaleen is…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Sheegtay In Sharciga La Hor Keeni Doono Nin Xaaskiisa Dilay Laamaha ammaanka Jubbaland ayaa war ka soo-saaray dilka Muxubo Maxamed Guure oo Saygeeda Cabdullahi Asad Ismaaciil uu ku dishay magaalada Kismaayo 14-kii bishaan Apriil. Taliyaha qeybta Booliska Jubbada Hoose Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqortooyada Swaziland oo Si Rasmi ah Magacii Looga Bedelay Boqorka Swaziland King Mswati lll ayaa ku dhawaaqay in magacii dalkiisa loo bedelay eSwatini, oo gumaysiga ka hor dalkaa loogu yeeri jiray. Waxa uu go’aankan kaga dhawaaqay xafladdii sanadguurada 50-aad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bahir Dar Oo Uu Ka Furmayo Madasha Looga Hadlayo Nabad-gelyada Iyo Amniga Afrika Magaalada Bahir Dar ee dalka Itoobiya waxaa ka furmaya maanta Madasha “Tana ” oo looga hadlayo arrimaha ku saabsan Nabad-gelyada iyo amniga Afrika. Madasha “Tana” oo lagu qabanayo magaalada Bahir Dar…