Wasiir Sheegay Inuu Yahay Musharrax u Taagan Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheeko:Baarlamaanka Wasiirka difaaca ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxmed Mursal Sheekh Ibraahim ayaa shaaca ka qaaday inuu yahay musharrax u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Mursal oo goor… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In Mooshin Ay Ka Wadaan Madaxweynaha Hirshabelle Xildhibaan Faarax Maxamed Cismaan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in ay mooshin ka wadaan madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare. Waxa uu tilmaamay Xildhibaan Faarax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle: Sababta Uu Isku Casilay Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Sida uu goordhow soo sheegay weriyaha Goobjoog News ee Baladweyn waxaa is-casilay guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Hiiraan Xuseen Cismaan Muumin Garbooy kadib markii uu saluugay jagadaasi. Wararka waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Sisi Ka Codsaday Taageero Dhanka Amniga Ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saacadihii la soo dhaafay khadka taleefanka kula xiriiray dhiggiisa Masar Cabdi Fitaax Al-sisi. Sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada ee Masar Baasim Raadi, Farmaajo waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Looga Faa’ideysan US$3 million Ee Jaban Ugu Deeqay Soomaaliya? Dalka Japan ayaa kaalmo iyo deeq lacageed oo wax looga qabanayo waxbarashada caruurta iyo haweenka la dhibaateeyay uuna Soomaaliya ugu talogalay u soo mariyay hey’adda UNICEF. Lacagtan oo dhan ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirmadaxeedka Mareykanka Iyo Kuuriyada Waqooyi Oo Dhowaan Dhacaya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in mas’uuliyiin Mareykan ah ay wadahadal la sameeyeen mas’uuliyiin kale oo ka socday dhanka Kuuriyada Waqooyi, si loogu gogal xaaro shirmadaxeedka labada dhinac. Trump…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Doonaya In Ciidamo Uu U Diro Suuriya Wasiirka arrimaha dibadda ee Sacuudiga Caadil Jabiir ayaa sheegay in hadda Sacuudiga iyo Washington ay u socdaan dodo ku saabsan ciidamada la doonayo in la geeyo bariga Suuriya iyo meelaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Golaha shacabka In La Doorto Maxaa Naga Xiga Sida uu qabo xeer-hoosaadka golaha Shacabka waa in guddoomiyaha golaha Shacabka lagu soo doortu muddo dhan 15 maalmood gudahood. Tan iyo markii uu banneeyay xafiiska Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari maxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Cusub Ee MyanMar Oo Cafis U Fidiyey Kumanaan Maxaabiis Ah Wareegto uu soo saaray madaxweynaha cusub ee Myanmar Win Myint ayaa lagu cafiyey in ka badan 8,500 oo maxaabiis ahaa, waxaana ku jira maxaabiistaan cafiska loo fidiyey 36 siyaasiyiin ah.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Warbixin Ku Saabsan Howlihii Ay Imaaraadka Ka Wadeen Soomaaliya Muddo todobaad gudahiisa ah, waxaa isbadallo degdeg ah ay ka dhaceen xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka, go’aanno rasmi ah, qoraallo isburinaya, hadallo kicin ah iyo qaar dejin ah intaba waan aragney,…