Roob Ka Da’ay Cadaado Oo Saameeyey Ganacsatada Sheeko:Dalka Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa ka da’ay roob saameyn ku yeeshay ganacsatada ku dhaqan magaaladaasi, gaar ahaan hareeraha laamiga. Magaaladan oo aan lahayn meelo ay biyaha Maraan ayaa waxay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Dalbaday In Biyaha Laga Saaro Waddooyinka Muqdisho Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka dalbaday maamulka gobolka Banaadir iney biyaha ka saaraan waddooyinka muhiimka ah ee magaalada, sidoo kalena la dhiso kuwa roobka uu burburiyo. Qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgallo Ka Wada Hiiraan Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa xoogga dalka ayaa waay howlgallo ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan, gaar ahaan waddooyin isku xira B/weyne, Maxaas iyo Matabaan. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Gaadiid Ku Wareejisay DFS Dowladda Qatar ayaa maanta oo Talaado ah waxay 30 gaari ku wareejisay mamaulka gobolka Banaadir, waana gaadiid Basaska, kuwaasi oo dhowr maalin ka hor laga soo dejiyey magaalada Muqdisho Gaadiidkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Sheegay Iney Ku Howlan Yihiin Maareynta Fatahaadda Wabiga Shabelle Wasiirka beeraha ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Xasan Axmed Muudeey ayaa sheegay iney ku howlan yihiin siyaasad lagu maareynayo mashaqooyinka ka yimaada fatahaadda Wabiga Shabeelle. Wasiir Muudeey ayaa sheegay in siyaasaddaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Imaaraadka Oo Kullamo Ku Yeeshay Sacuudiga Sida ay qoreyso SONNA waxaa shir doceed dhinac socday kullamada Jaamacadda carabta ee dalka Sacuudiga yeeshay diblomaasiyiin ka socday Soomaaliya, Imaaraadka iyo Jaamacadda Carabta iyaga oo isla falanqeeyeen sidii loo dhammeyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Waa Sidee Mowqifka Ruushka Ee Duqeynta Mareyaknka Sida ay qortay The Washington Post, dalka Ruushka waxaa uu duqeynta Mareykanka, Ingiriiska iyo Faransiiska uga jawaabay erayo kulul balse wax rasaas ah ma ridin. Ruushka waxaa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Nin 18 Sano Quudinayey Boqolaal Shimbiro Ah Cabdulqaadir Cali Ismaaciil waxaa uu quudinayey muddo 18 sano ku dhow Shimbiro, waxaa uuna todobaadkii siiyaa Shimbirahaan 50 Kiilo oo haruur ah, halka bishii ay noqoneyso ku dhowaad 200 Kiilo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Garsoorka Aqalka Sare Iyo Wasaaradda Cadaaladda Oo Ka Wadahadlay Arrimaha Garsoorka Guddiga Garsoorka arrimaha diinta ee Aqalka sare ayaa kuln la yeeshay wasiirka cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen waxayna iska xog wareysteen arrimaha shaqada ee wasaaradda. Guddigan ayaa Aqalka sare u…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Isticmaalka Telefoonnada Casriga Ah Oo Halis Ku Ah Caafimaadka Qofka Uma baahnid Saaxiibo marka Telefoonkaaga gacanta aad ka isticmaaleyso Internet-ka . Qofka Isticmaalaya Internet-ka dhagihiisa ma maqlaan wax aan aheyn fariinta soo dhaceysa iyo qofka uu kula sheekeysanayo telefonkiisa gacanta,…