Somaliland: Gabar Qoraa Ah Oo Lagu Xukumay 3 Sano Sheeko:Dalka Sida uu sheegayo weriyaha Goobjoog News ee Hargeisa, Somaliland ayaa gabar qoraa ah ku xukuntay 3 sano oo xarig ah. Qareennadii u doodayey Naciima Qorane waxaa ay sharci-darro ku tilmaameen go’aanka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Maxaa Dhacaya Marka Aad Computer-ka U Damiso Hab Aan Sax Ahayn? Kulligeen waan naqaannaa wadada ugu habboon ee computer-ka loo damiyo, ha noqdo mid desktop ah ama laptop ah, si fudud waxaad ku tagaysa Start> kadib waxaad dooraneysaa shut down oo dhanka midig ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Tahay Qorshaha Midowga Afrika Ku Dhimmayaan Ciidamada Ka Jooga Soomaaliya? AMISOM ayaa sheegtay in ay dhammeeyeen qorshaha xil wareejin ah ee ciidamadooda oo fulintiisa ay ugu horreyso sidii Al-shabaab looga saari lahaa meelaha ay joogaan sida ku cad heshiiska amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Kismaayo Oo Saameeyey Isku Socodka Gaadiidka Roob ka da’ay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose, ayaa waxa uu saameyn ku yeeshay isku socodkii gaadiidka, kadib markii ay biyo badan fadhiisteen waddooyinka magaaladaasi. Darwaladda ka shaqeeya Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorasho Maanta Ka Dhaceysa Dhuusamareeb Sida qorshaha uu yahay, maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud lagu qabto doorashada kursigii ugu dambeeyey ee ka bannaanaa golaha shacabka ee baarlamaanka…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirkii Warfaafinta Ee Ka Socday Garoowe Kulan Wadatashi ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bahda Warbaahinta ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Jaamacadda Carabta Oo Furmay, Soomaaliya, Duqeynta Suuriya iyo Xiisadda Khaliijka….. Shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee 29aad ayaa maanta ka furmaya magaadalada Dhahraan ee bariga Sacuudiga. Madaxweyneyaal, boqorro, amiirro iyo hoggaamiyeyaasha ugu yaraan 15 dal oo carab ah ayaa ka hadlidoona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh Oo Sheegay Iney Ka Go’an Tahay Dhammeystirka Dastuurka Dalka u Yaalla Wasaaradda Arimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay kulan wadajir ah la yeesheen Ururada Buslshada Rayidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha Turkiga Iyo Ruushka Oo Kawada Hadlay Duqeyntii Suuriya Madaxweynaha Turkiga Recep Deyyip Erdogan ayaa dhiggiisa Ruushka Vladmir Putin kula hadlay qadka telefoonka, waxayna kawada hadleen duqeynta Mareykanka, Faransiiska iyo UK ay ka geysteen gudaha Suuriya ayna uga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nikki Haley: Washington Waxay Soo Rogi Doontaa Cunno-qabateyn Ka Dhan Ah Moscow Safiiradda Mareykanka u fadhisa Qaramada Midoobay Nikki Haley ayaa sheegtay in Washinton ay soo rogi doonto cunno-qabateyn ka dhan ah Ruushka iyo shirkadaha lala xiriirinayo barnaamijka hubka Kiimikada ah ee…