Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed Sheeko:Dalka Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa uu ka kooban yahay illaa 4 ciidan oo kala ah: ciidanka dhulka, ciidanka badda, ciidanka cirka iyo difaaca cirka. Dalkeena waxaa uu ciidan lahaa xilligii… 6 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga Dalka Oo Maanta u Dabaaldegaya Maalintooda, 12-ka April Maanta oo ay ku beegan tahay 12-ka April waxaa meelo badan oo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya looga dabaaldegayaa sanad guuradii 58-aad e kasoo wareegtay maalinta ciidanka xoogga dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Oo Aan Laheyn Bullaacadaha Qaada Biyaha Ka dib burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya waxaa xirmay doomihii biyo mareennada ahaa ama loo yaqaanno bullaacadaha kuwaasi oo ku yaallay degmooyinka gobolka Banaadir. Magaalada Muqdisho marka uu roobka da’o…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaabiista Xabsiga Dhexe Oo Xirfado Kala Duwan Labaro Dhallinyarada ku jira Xabsiga Dhexe ayaa waxaa la baraa farsamooyinka kala duwan ee wax soo-saarka gacanta, waxaana lagu baraa warshadda wax-soosaarka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo ku dhextaallo dhismaha Xabsiga dhexe.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dhallinyaro Iskood Isku Abaabushay Oo Olole Nadaafadeed Ka Bilaabay Gudaha Hargeysa Koox dhallinyaro ah ayaa oo is abaabulay ayaa wacyi-gelin la xiriirta nadaafad darrida waxaa ay ka sameeyaan qaar ka mid ah Iskuullada iyo goobaha caafimaad ee magaalad Hargeysa. Wacyigelintan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Sheegtay Iney La Wareegeyso Ciidankii Uu Tababaray Imaaraadka Wasiirka difaaca ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegay in maalinta berri ah, kuna beegan 12-ka April ay si rasmi ah ula wareegi doonaan ciidamadii ay tababartay dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 22 Dhalinyaro Tahriib Ahaa Oo Maanta La soo Celiyay Safaaradda Soomaalida ee koonfurta Suudaan ayaa maanta Muqdisho ku soo celisay 22 dhalinyaro Soomaali ah oo tahriib ahaan ugu socday Libya. Sida uu Goobjoog News u sheegay safiirka safaaradda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waran Cadde Oo Sheegay 4 Sabab Oo Ay Somaliland Uga Adkaatay Al-shabaab Qoraal iyo wareysi lagu daabacay majaladda Politico Europe, uuna qaaday wasiir hore oo Yurub ah oo lagu magacaabo Bruno Maçães ayuu Cali Waran Cadde lataliyaha dhanka ammaanka ee madaxweynaha Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Deegaanka Garoowe Oo Kasoo Horjeestay Kala Diristii Lagu Sameeyey Golaha deegaanka magaalada Garoowe ayaa kasoo horjeestay kala diris uu dhowaan ku sameeyey madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas. Mowliid Axmed Yuusuf oo ka mid ah golaha ayaa wareysi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Sheegay In Ay Wax Ka Qabanayaan Caqabado Ka Jira Garoonka B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay wax ka qaban doonaan caqabado ka jira garoonka diyaaradaha ee magaalada B/weyne, kadib markii uu saameeyey roob ka da’ay magaaladaasi. Guddoomiye ku xigeenka…