Dhallinyaro Lagu Afduubtay Garoowe Oo Dib u Helay Xorriyaddooda Sheeko:Dalka Waxgaradka Puntland iyo ururada bulshada rayidka ah ee Puntland ayaa ku guuleystay in dib ay xorriyadooda u helaan dhallinyaro kasoo jeedda Somaliland oo 31-kii March lagu afduubtay magaalada Garoowe. Dhallinyaradan… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Raage “Waxaan Ka Xumahay In Taliyahii Booliiska Iyo Duqa Muqdisho Weeraraan Dad Dhaawac Ah” Senator Maxamed Xuseen Raage oo ka mid ah mudanayaasha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay in wax laga xumaado ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Muqdisho Oo Saameeyey Barakacayaasha Iyo Isku Socodka Magaalada Xalay saq dhexe waxaa magaalada Muqdisho ka da’ay roob xooggan, kaasi oo saameeyay isku socodkii magaalada iyo sidoo kale dadka barakacayaasha ah. Barakacayaasha ayaa guryahoodii ka sameysnaa cooshadaha waxaa ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baxreyn: Soomaaliya Abaal Ma Leh, Waxaa Ayna Ku Hoos Jirtaa Cadawga Umadda Wasiirka arrimaha dibadda Baxreyn ayaa weerar afka ku soo qaaday Soomaaliya isaga sheegay in Muqdisho tahay abaal laay, cadawga umadda hoos jiifta. Khaalid Bin Axmed Aala Khaliifa oo madax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Berri Kulmaya Xildhibaannada golaha Shacabka ayaa lagu wadaa in Berri ay yeeshaan kulan kaasi oo ka dhacaya xarunta golaha Shacabka. Ajandaha ayaa ah hadal jeedin guud oo uu jeedinayo Guddoomiyaha golaha Shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tallooyin Ku Saabsan Nooca Guddoomiyaha Uu Yeelan Doono Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha Shacabka ee Baarlamaanka waxaa laga filayaa in muddo labo todobaad gudaheed ay ku soo doortaan guddoomiyaha cusub ee golaha Shacabka . Odayaasha dhaqanka ayaa sheegaya in loo baahanyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Oo Cambaareeyay Lacagtii Muqdisho Lagu Qabtay War-murtiyeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Imaaraadka Carabta ayaa lagu sheegay in maalintii Axadda 8 bisha April diyaaarddii Imaaraadka uu lahaa ee lagu qabtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Jawaari Wax Shuruud Ah Oo Uu Ku Xiray Is Casilaaddiisa Ma Jirto Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa uga mahadceliyey guddoomiyahii golaha shacabka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari sida uu isku casilay. Farmaajo ayaa sheegay in Jawaari aanu wax shuruud…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jawaari Oo Ka Hadlay Is Casilaaddiisa Guddoomiyahii golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta oo Talaado ah waxa uu saxaafadda uga warbixiyey is casilaaddiisa. Ugu horreyn Jawaari ayaa sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Degmada Wadajir Dagaal u dhaxeeyay askar ka wada tirsan ciidanka dowladda federaalka ayaa maanta ka dhacay xaafadda Siliga Maraykanka, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan oo bilowday saakay ayaa soo gaaray illaa…