Xiisadda Khaliijka: Kanaalka Salwa Oo Qatar Ka Dhigaya Jaziirad Sheeko:Dalka Warar ka soo baxay boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya niyadda Riyadh ee ku aadan dhismaha Kanaalka Salwa oo Qatar ka dhigi-doona Jaziirad. Kanaal 60 km ah, oo laga qodayo dhulka u… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Socodka Gaadiidka Dadweynaha Ee Muqdisho Oo Dib La Isugu Furay Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dib isugu furtay isku socodka gaadiidka dadweynaha ee magaalada Muqdisho oo maalmahan dambe u xirnaa arrimo amniga la xiriira. Ciidamada Xasilinta Muqdisho oo joogay muddooyinkaanba isgoysyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Gaari Oo Ka Dhacay Gobolka Mudug Shil gaari islamarkaana khasaare geystay ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaanka Wisil ee gobolka Mudug. Gaari yar oo ay la socdeen dhallinyaro ayaa ku rogmaday wadada marta deegaankan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ciidamo Dheeraad Ah U Diraya Xadka Mexico Mareykanka ayaa sheegay in todobaadka soo socda ciidamo dheeraad ah oo gaaraya 400 oo askari uu u diri doono xadka uu la wadaago dalka Mexico. Arrintan ayaa daba socota hadal…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Teknoloojiyadda Oo Saameyn Ku Yeelatay Soo-saarista Wargeysyada Warbaahinta waxaa ugu facweyn Wargeysyada iyaga oo ahaa Isha kaliya oo laga xigan jiray xogaha iyo waxa caalamka ku shaacsan. Soomaaliya waxaa ay qeyb ka aheyd wadamada uu saameynta xooggan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka: Shil Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Tiro dad ah ayaa dhintay, halka tobaneeyo kalena waxyeello ayaa soo gaartay ka dib markii gaari yar oo xamuul ah uu ku jiiray dad lugeynayey magaalada Munster ee galbeedka dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Dhallinyarada Gawaarida Dhaqda Oo la Siiyey Motooro Shaqadooda Ka Caawiya Dhallinyarada gawaarida dhaqo ee gudaha magaalada Kismaayo ayaa la siiyey Motooro ka caawiya howshooda, maadaama markii hore ay gawaarida dhaqistooda ay u adeegsan jireen gacmahooda. Siyaad Sheekh Cali waa guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xaliimo Yareey Oo Shaacisay Waqtiga La Qabanayo Doorashada Kursi Ka Bannaan Golaha Shacabka Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyina qaranka ayaa sheegay in 15-ka bishan ay degmada Dhuusamareeb ku qaban doonaan doorashada kursi ka bannaan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha guddigan Xaliimo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Wadaxaajoodka Badbaado Oo La Kulmay Madaxweyne Farmaajo Ilo ku dhow guddiga wadaxaajoodka Badbaado ayaa Goobjoog News u sheegay in guddiga ay maanta la kulmeen madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa guddigan ka socda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Golaha Guurtida Oo Meelmariyey Xeerka Kufsiga Xildhibaannada golaha guurtida ee baarlamaanka Somaliland ayaa maanta waxay ansixiyeen xeerka kufsiga iyo tacaddiyada la xiriira oo horey usoo ansixiyeen xildhibaannada baarlamaanka Somaliland. Xeerkan ayaa ka hor ansixintiisa wuxuu muran…