5 Tallaabo Oo Kuu Suuraggelinaya Inaad Caan Ka Noqoto Baraha-Bulshada Sheeko:Saynis & Tiknooloji Waxaa jira dadbadan oo raadiya iney xidigo ka noqdaan Baraha-bulshada, laakiin aan garaneyn wadada saxda ah oo arrintaa loo maro ama sannooyin badan ku dhibaatooda sidii ay dadbadan ay barahooda… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Sidee Loogu Gurman Karaa Shacabka B/weyne? Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibta sida ugu habboon ee xilligaan loogu gurman karo shacabka ku dhibban magaalada B/weyne ee ay saameysay fatahaadda wabiga Shabelle. Waxay dadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Haloo Gurmado Shacabka B/weyne (Dhageyso) Maamulka Galmudug ayaa ku baaqay in si degdeg ah loogu gurmado shacabka ku dhaqan magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kadib markii uu kusoo fatahay Wabiga. Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Aqalka Sare? Xildhibaannada aqalka saree e baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda maanta ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho waxay kaga hadli doonaan arrimo dhowr ah. Wariyaheenna Maxamed Salaad Cismaan ayaa soo sheegaya in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Diray Baaq Ku Aadan Fatahaadda Baladweyn Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyadu waxay codkooda ku biirinayaan baaqa Dowlad Goboleedka Hirshabelle ee ku aadan fatahaada wabiga Shabeele oo saamayn bani’aadanimo ku eelatey deegaamo badan oo ka tirsan Dowlad Goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin Ku Saabsan Ciyaarta Kama Dambeysta Ee Maanta Dhexmareysa Soomaaliya Iyo Tanzania Galabta ayaa la soo gaba gabayn doonaa koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika gaar ahaan ciyaartooyda da’doodu ka hoosaysa 17-ka sanno. Finalka tartanka waxaa wada ciyaari doona xulkeenna Soomaaliya iyo Tanzania.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Senator Xuseen Sheekh “Dastuur La Xaday Ma Jiro” Senator Xuseen Raage oo ka mid ah mudanayaasha aqalka saree e baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in aanu waxbo ka jirin wararka sheegaya in la xaday dastuurkii saxda ahaa ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare ”150.000 oo Qof ayaa ka Barakacday Fatahaadda Webiga Shabeelle Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, ayaa ku baaqay in Dadka ku dhibaataysan daafaha Magaalada Baladweyen loo sameeyo gurmad ballaaran. Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Waare oo isaga oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/waqooyi Oo Xireysa Xarunta Tijaabada Nukliyeerka Sida laga soo xigta xafiiska madaxweynaha Kuuriyada Koofureed in dalka Kuuriyada Waqooyi uu xiri doono bisha Soo socot xarunta tijaabada Nukliyeerka. Arrinkan ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xilli la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Caawa Muqdisho Ku Geeriyooday Xildhibaan Khaliif Sheekh C/llaahi ayaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanka ayaa la sheegay in uu xanuunsanaa maalmihii ugu dambeeyay balse galabta la geeyay Isbitaalka Madiina uuna…