Aqalka Sare Oo Warbixin Tahriibka La Xiriirta Ka Dhageystay Safiir Fiqi Iyo Oradyahan Cali Bile Sheeko:Baarlamaanka Safiirka Soomaaliya ee u fadhiya Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Faqi oo maalmihii dambe ku howlanaa arrimaha soo daadgureynta qaxootiga Soomaaliyeed ee Libya ayaa maanta waxaa uu warbixin arrimahaasi la xiriira siiyay golaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qodobada Looga Hadlay Kulanka Jawaari iyo Safiirka Turkiga Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa saaka xafiiskiisa Villa Hargeisa kulan gaar ah kula yeeshay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar . Kulankan oo muddo socday ayaa looga hadlay xiriirka iyo arimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Maanta La Horkeenayo Qorshaha Kalfadhiga 3aad Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in la horkeeno qorshaha kalfadhiga 3aad. Qorshahan oo ay in muddo ka soo shaqeynayeen guddiga joogtada ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Cusub Ee Itoobiya Oo Booqanaya Jigjiga Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa la shaaciyay in maanta oo Sabti ah uu booqasho ku taga magaalada Jigjiga, si halkaasi uu ugula kulmo dadka Soomaalida ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Gudubka Waddooyinka Makka Al-mukarrama Ee Muqdisho Oo Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa kala xiray isku gudubka waddooyinka Wadnaha iyo Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho taas oo muhiim u ahayd isku socodka gaadiidka dadweynaha. Shalay barqadii ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM: Qaska Taagan Ma Keeni Karo Inay AMISOM Baxdo Ambassador Francisco Madeira, oo ah madaxa howgalka midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed uu ka soo saartay qaskii Arbacadii ka dhacay golaha shacabka sheegay in AMISOM ay taageereysay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Duqey Ay Ku Dhinteen In Ka Badan 32 Rayid Ah 32 qof oo rayid ayaa lagu dilay duqen loo geystay magaalada Guudhada beri, waa magaallada ugu dambeysa ee ay gacanta ku hayaan mucaaradka Bashaar Al-asad. Wararka waxaa ay intaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka Oo Baaq u Dirtay Baarlamaanka iyo Fulinta Beesha caalamka gaar ahaan Qaramada midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD iyo dalalka Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, UK iyo Mareykanka ayaa walaac ka muujiyay xaslooni-darrida amni iyo midda siyaasadeed ee ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Oo Lagu Qabtay Tartanka Orodka Gaaban Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay tartanka Orodka gaaban kaasi oo ay ka qeyb-galeen Orod-yahanno gaaraya ilaa iyo 300 oo ciyaaryahan Xuska munaasabadda Orodka gaaban waa sanadkii shanaad oo lagu qabanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Sare U Kac Laga Dareemayo Qiimaha Khudaarta Sare u kac dhanka khudaarta ah ayaa laga dareemayaa Suuqyada magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose,waxaa ayna saameyn ku yeelatay arrintan dhaqdhaqaayada Suuqyada iyo wax ka iibsigooda. Qiimo kororka ku…