Wasiir Beyle: Waxaan Furi Doonnaa Iskuul Lagu Barto Maamulka Canshuuraha Iyo Maareyntooda Sheeko:Dalka Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee dowladda federaalka ah Cabdraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in waxbadan ay u qabsoomeen mudadii ay shaqeynayeen waxaa uu tilmaamay in ay wax ka qabteen daqliga dalka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Dad Uu Soo Ritay Cudurka Shuban Biyoodka Oo La Dhigay Isbitaal Dad uu soo ritay cudurka Shuban-biyoodka ayaa la dhigay Isbitaalka magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose. Dadkan ayaa waxaa laga keenay deegaannada hoos yimaada Kismaayo, halka kuwo kalana laga keenay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Iyo Koofurta Suudan Oo Galay Heshiis Ku Saabsan Waxbarashada Turkiga iyo Koofurta Suudaan ayaa galay heshiis u saabsan iskaashiga waxbarashada, heshiiskan ayaa labada dal waxaa ay ku kala saxiixdeen magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga. Heshiiskan ay galeen labada dhinac…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Jawaari “Madaxweynaha Wuxuu Iga Codsaday Inaan Is Casilo…Is Casili Maayo Is Casili Maayo” Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo goor dhow saxaafadda la hadlay ayaa si kulul waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan khilaafka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Qof Dhallinyaro Ah Oo Lagu Arkay Degmada Kaaraan Ee Magaalada Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu arkay meydka wiil dhallinyaro ah oo aan illaa hadda la qoonsan. Goob jooge ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Gedo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuw Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Busaar ee gobolka Gedo, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare isugu jirta dhimasho dhaawac. Al-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaanduule Caanood Oo Sheegay In Al-shabaab Ay Ka Dileen 66 Dagaalyahan Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, Jeneraal C/laahi Cali Caanood ayaa sheegay in dagaalkii maalin ka hor ka dhacay deegaanka Buulamareer ee Shabellaha Hoose ku dileen 66 ka mid ah dagaalyahannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: Mareykanka Oo Duqeyn Ku Dilay 5 Al-shabaab Ah Ciidamada Mareykanka ayaa howgal ka sameeyay gudaha Soomaaliya iyaga oo sida la sheegayo dilay ilaa 5 ka tirsan Al-shabaab. Weerarka waxaa uu ka dhacay meel u dhow magaalada Ceel-buur, Galgaduud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Geneva: Shir Ku Saabsan Yeman Oo Maanta Ka Dhacaya Magaalada Geneva ayaa maant lagu qabanayaa shir looga hadlayo gargaarka Yeman, waxaana la filayaa in ka soo qeb-galayaasha ay ugu yaboohaan Yeman kaalmooyin bani’aadannimo, xilli dalkaasi ay ka taagantahay xaalad bani’aadanimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Iyo Tamiim Oo Ka Wadahadlay La Dagaalanka Argigixisada Iyo Xagjirnimada Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamda Aala Thaani iyo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isla gorfeeyay xiriirka istiraatiyajeed ee ka dhaxeeya labada dal, iyaga oo sidoo kale ka wadahadlay dadaallada…