Suuqyada Digaagga Ee Muqdisho Oo Sii Dabar Go’aya Sheeko:Dalka Iibsiga, cunista Digaagga dalka lagu dhaqdo ayaa sii yaraanaya, iyada oo taas badalkeeda dadku ay door bidayaan cunista Digaagga laga keeno dalka Brazil kaasi oo si qasab ah lagu bacrimiyo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Israel Oo Laashay Sharci Ay Horay Ugu Soo Rogtay Muhaajiriinta Afrikaanka Ah Ee Ku Nool Dalkeeda Israel ayaa laashay qorshe inta badan kiciyey muran kaasi oo ku saabsan Tarxiil wadareed ay ku sameyn rabtay muhaajiriinta Afrikanka ah ee ku sugan dalkeeda. Arrinka laalitaanka ayaa yimid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Magacawday Guddi Ka Shaqeeya Maamulka Iyo Maareynta Arrimaha Dhulka Shir ku saabsan maareynta khilaafka la xiriira dhulka iyo qaabeynta magaalooyinka Jubbaland ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose. Shirkan ayaa waxaa shir guddoominayey madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xogheyha Guud Ee Golaha Shacabka: Shaqo Joojinta Waa Sharci-darro ah Xogheyaha guud ee golaha shacabka Cabdikarin Buux ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in warqadda ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha ku-xigeenka 1aad ee golaha shacabka ee la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Khasaare Nafeed Geystay Oo Ka Da’ay Magaalada Hargeysa Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa shaacisay in Saddex carruur ah ay ku geeriyoodeen roob xalay illaa iyo saakay ka da’ayey magaaladaasi iyo nawaaxigeeda. Wasiirka wasaaraddan Maxamed Kaahin oo saxaafadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Hiiraan Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax miino oo maanta ka dhacay duleedka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Inta la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Itoobiya: Abiy Oo Ra’isul Wasaare Loo Dhaariyay Iyo Farmaajo Oo Ay Wada Hadleen Ra’isulwasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta lagu hordhaariyey baarlamaanka dalkaasi. Abiy ayaa sheegay in ay habooneyd in xukuumadda ka hortagto in ay dhacaan waxyeello soo gaara dadka…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kahor Fasaxa Ramadaanka: Maxaa Laga Sugayaa Golaha Shacabka? Shaqo ka joojinta uu Cabdiweli Muudeey guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha shacabka ku sameeyay xogheyaha golaha Cabdikarin Buux, waxaa ay caddeyn u tahay in khilaafka golaha shacabka aan wax laga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dadka Qaba Cudurrada Beerka Iyo Killiyaha Oo Looga Digayo Cunista Toonta Toonta qaabab kala duwan ayaa daawo ahaan loogu isticmaalaa, waxaa loo adeegsadaa caafimaadka dhirta iyo kan casriga ah labadaba, laakiin dadka qaar waxaa loogu diidaa xaaladooda caafimaad oo aan u…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji 6-Tallaabood Oo Kuu Suurtagelinaya Inaad Asxaabtaada Ku Wargeliso Number-kaaga Cusub Ee WhatsApp In badan oo ka tirsan dadka WhatsApp-ka isticmaala ayaa dhibaato ku qaba marka ay number cusub qaataan oo ay doonaan iney sii wataan xiriirka saaxiibadoodii hore, maxaa yeelay; waxaa ku adkaata…