Al-shabaab Oo Qaraxyo Iyo Weerar Toos Ah Ku Qaaddey Saldhig AMISOM Ku Lahaayeen Sh/hoose Sheeko:Dalka Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab ay weerar isugu jira Qaraxyo ismiidaamin ah iyo dagaal toos ah ku qaadeen saldhig ay ciidamada AMISOM ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Laga Qaaday Ciidamadii Lagu Wareejiyay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Cabdikariin Xaaji Buux ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in golaha shacabka laga dul-qaaday ciidamadii lagu wareejiyay, oo dib loogu soo celiyay kuwii hore. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Degmada X/weyne Oo La Diley Rag ku hubeysan bistoolado ayaa xalay waxay degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ku dileen mas’uul ka tirsan maamulka degmadaasi. Shaqsiga la diley ayaa lagu magacaabayey Maxamuud Macallin Xasan oo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Si KMG Ah Ayaan Darbiga u Joojinay…April Ayaa Dib Loo Bilaabayaa Dalka Kenya ayaa la sheegayaa in ay si KMG ah u joojiyeen dhismaha darbiga xagga amniga oo ka wadeen xadka Soomaaliya, darbiga waxaa uu dherer ahaan gaarayaa 700 oo KM.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Beeniyey Warqad Lagu Sheegay Inuu Isku Casilay Jawaari Qoraal kasoo baxay xafiiska xoghayaha guud ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyey warqad saacadihii ugu dambeysay lagu sheegayey inuu isku casilay guddoomiyaha golaha shacabka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim: “Khilaafka Madaxda Waa In Dastuurka Lagu Xalliyo” Diblumaasi ka faalooda siyaasadda Soomaaliya ayaa ku baaqay in khilaafka taagan lagu xalliyo qaab dastuuri ah. Diblumaasi Maxamed Maxamuud Nuur (Caalim) oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in mooshinnadu…