Xaalado Bani’aadannimo Oo Duleedka B/weyn Ku Heysta Dadkii Ka Barakacay Fatahaadda Webiga Sheeko:Dalka Dadka ka barakacay magaalada B/weyn ayaa toban beri wax ka badan waxay ku noolyihiin duleedka magaalada gaar ahaan deegaanka Ceel-jaalle. Dadka ku nool Ceel-jaalle ayaan heysan Hooy ay roobka ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacyaasha Ku Nool Xerada Caga Dhiig Oo Ay Heysato Xaalad Bani’aadannimo Xerada Caga Dhiig oo ku taallo degmada Warta Nabadda qoysaska danta yar ee ku nool xilliyada roobabka waxay ku okortaan Musqulaha ku yaallo masjidka Al-raxmah. Maasaajidka ayaa ah midka siiya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda hargeysa Oo Markii Ugu Horreysay Bilowday Kulyadda Barashada Cilmiga Warbaahinta Jaamacadda Hargeysa ayaa markii ugu horreysay bilowday kulyadda barashada Cilmiga Saxaafadda, dhaqaalaha lagu bilaabay kulyaddan ayaa waxaa bixiyey dowladda UK gaar ahaan safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya. Kulyadda Cilmiga Warbaahinta oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cirro: “Sababaha Sicir Bararka keenay Waxaa Kamid Ah DP World Iyo Qaadka” Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in ay waxba ka qaban kari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddi Loo Saaray Fatahaadda B/weyn Waxaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho hay’adaha gargaarka safiirada iyo xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, kuwaas oo ka wadahadlay sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka B/weyn oo ka barakacay Fatahaadda webiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Dib u Eegista Dastuurka: Dastuurka Hadda Lagu Shaqeeyo Waa Midka Saxda Ah War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka ayaa lagu sheegay in dastuurka hadda sida KMG ah loogu shaqeeyo yahay kan saxda ah ee lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senatorada Ka Soo Jeeda Hirshabeelle: Aamusnaanta Dowladda Waan Garan La’nnahay Senatorrada baarlamaanka 10aad ee laga soo doortay dowlad goboleedka Hirshabeelle oo shir jaraa’id goordhow qabtay ayaa si qotto dheer uga hadlay xaladda adag ee fatahaadda webi Shabeelle ka geystay Baladweyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Lagu Diley Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax Ismiidaamin ah, kaasi oo khasaare geystay. Sida ay soo sheegayaan Wariyeyaasheenna…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka 11-ka Murashax Ee Guddoomiyaha Golaha Shacabka Isniinta waxaa magaalada Muqdisho lagu wadaa in golaha shacabku ku doortaan guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka, jagadaasi waxaa hadda u taagan ilaa 11 murashax. Haddaba, Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasheeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Hay’adda Xuquuqul Insaanka Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Xukunno Lagu Ridey Shaqsiyaad Caan Ah Xarunta xuquuqul insaanka Somaliland ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay xukunno Somaliland ay ku riday shaqsiyaad caan ka ah bulshada. Garyaqaan Mubaarak Cabdi Ismaaciil oo la hadlay Goobjoog ayaa…