Xildhibaanno Ka Tirsan Hirshabelle Oo Ka Qeylo Qaaday Fatahaadda Wabiga Shabelle Sheeko:Dalka Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa ka qeylo dhaamiyey fatahaadda uu wabiga Shabelle ka sameeyey deegaanno ka mid ah Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Xildhibaan Farxaan Maxamed oo ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaan Ku Baaqay In Wax Loo Qabto Dadka Ka Barakacay Fatahaadda Wabiga Shabelle Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in si degdeg ah wax loogu qabto dadk uu saameeyey fataahadda Wabiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dad Lagu Soo Qabtay Howlgal Ka Dhacay Gaalkacyo Ciidamada Booliiska iyo kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxay ka sameeyeen howlgal ballaaran oo ammaanka lagu sugayey. Howlgalladan ayaa ka dhacay dhammaan xaafadaha ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladaha Carabta Oo Soo Dhoweeyay Isku Soo Dhawaashaha Taariikhiga Ah Ee Labada Kuuriyada Dowladaha Qatar, Kuwait, Baxreyn, Suudaan iyo Falastiin ayaa soo dhoweeyay kulankii Taariikhiga ahaa oo ay yeesheen shalay oo Jimco aheyd hoggaamiyeyasha labada Kuuriye oo kala ah Kim Jong-un iyo Moon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha Oo Lagu Dilay Ardey Ugu yaraan todobo ardey ayaa dhimatay, halka uu dhaawac soo gaaray 12 kale ka dib markii weerar Mindi loo adeegsaday lagu qaaday ardeydaan oo ku sugnaa banaanka Iskuulka kaasi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Akhriso: Warbixin Ka Hadleysa Faa’idooyinka Caafimaad Ee Cabista Biyaha Iyadoo la isku raacsanyahay cabista badan ee biyaha in ay ahmiyad gaar uleedahay dadka ayey haddana dad badan oo aan ku baraarugsaneyn faa’iidooyinka caafimaad ee cabsita biyaha ayaa waxaa jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaliif Xaftar Oo Dib Ugu Laabtay Libya, Sheegana In Ay Wanaagsantahay Xaaladdiisa Caafimaad Khaliif Xaftar ayaa dib ugu laabtay dalka Libya sheegana in caafimaadkiisa uu wanaagsanyahay, hadalkan ayuu ka sheegay Xaftar ka dib markii uu hadal u jeediyey dad badan oo ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Cad: Trump Waxaa Uu Booqan Doonaa UK Aqalka cad ayaa sheegy in Madaxweyne Trump uu booqasho ku tagi doono dalka UK bisha soo socota ee July. Sida ay sheegtay Sarah Huckabee Sanders oo ah afhayeenka aqalka cad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaafado Ka Mid Ah B/weyn Oo Looga Qaxay Fatahaadda Webiga Shabelle Magaalada B/weyn waxaa looga qaxay fatahaadda uu sameeyay webiga Shabelle, ka dib marii ay da’een roobab xoog leh. Sida uu sheegayo weriyaha Goobjoog News xaafado badan oo ka mid ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Sheegaya In Dastuurrada Puntland Iyo Federaalkaba U Ogolaanayaan Heshiisyo Caalami Ah Cabdiweli Maxamed Gaas, madaxweynaha Puntland oo ka hadlay shir jaraa’id uu ku qabtay Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka ayaa sheegay in ay maamulkiisa ay heshiis la galeen DP World si…