Qoysaska Barakacyaasha Oo Ka Cabanaya Hooy La’aan Sheeko:Dalka Qoysaska barakacyaasha ku ah duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay heysato xaalado dhanka nolosha ah. Qoyasaskan ayaa waxaa ay ka cabanayaan waxaa ugu weyn ineysan jirin hooy ay kagalaan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UNESCO Oo Abaalmarinta Xorriyadda Saxaafadda Ee 2018 Guddoonsiisay Saxafi Maxbuus ah Ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan Barbaarinta, Sayniska iyo Dhaqanka ee UNESCO ayaa Isniinta maanta ah ku dhawaaqay inuu abaal-marinta caalamiga ah ee “Xoriyadda Saxaafadda” sanadka 2018 uu siiyay saxafiga reer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Kale Oo Ka Tirsan Xukuumadda Kheyre Oo Is Casilay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya Ibraahim Isaaq Yarow ayaa iscasilay ka hor inta aanu isku diiwaan-gelin u tartamidda jagada guddoomiyaha golaha shacabka. Ibraahim Isaaq Yarow waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiirka Cadaaladda Oo Aqalka Sare u Akhriyey Hindise Sharciyeedka La Dagaalanka Musuqa Wasiirka wasaaradda cadaaladda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta aqalka sare u akhriyey Hidise sharciyeedka la dagaalanka musuq maasuqa, kaasi oo ay horey usoo ansixiyeen xildhibaannada golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Ka Mid Ah Wasiirrada Xukuumadda Kheyre Oo Is-casilay Wasiiru dowlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Caziz Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa goordhow is-casilay ka hor inta aanu isku diiwaan-gelin u tartamidda jagada guddoomiyaha golaha shacabka. C/caziz…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Facebook oo Soo Kordhiyay Adeeg Cusub oo Kor u Qaadaya Falgalka Bulshada Shirkadda Facebook ayaa si tijaabo ah u soo kordhisay adeeg cusub oo u ogolaanaya dadka muuqaallada baahiya kuwii ay horey u duubeen sidii mid toos ah oo kale in si…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Ka Socda Aqalka Sare? Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka 10aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta kulan caadi ah ku yeelanaya xaruntooda. Ajendaha kulanka ayaa ah akhrinta 1aad ee hindise sharciyeedka ladagaalanka musuq maasuqa, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Uganda: Lama Dagaali Karno Al-shabaab…Xataa Ma Difaacan Karno Meelaha Aan Heysanno Madaxa hoggaanka ciidamada Uganda Gen David Muhoozi, ayaa sheegay in ciidamooda aaney xilligan la-dagaali karin xarakada Al-shabaab, isaga oo sababta ku sheegay qarash la’aan, arrimaha lojistikada iyo dhibaatooyin heysta ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:War Sooyaalka Akadeemiyada Cilmiga, Fanka Iyo Sugaanta Goobjoog News, ayaa halkaan idiin kugu soo gudbineysa muuqaal ku saabsan sooyaalka Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Sugaanta
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxqabad La’aan Lagu Eedeeyey Maamulka Hirshabelle Xildhibaan hore Xasan Cabdi Xasan Dhuxul, ayaa waxa uu maamulka uu hoggaamiyo madaxweyne Waare ee Hirshabelle ku eedeeyey inaanu wax shaqo ah ka qaban magaalada B/weyne oo xilligaan ay xaalad…