Dhageyso: Golaha Wasiirada K/galbeed Oo Baaq u Diray DFS Iyo AMISOM Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha wasiirada ee maamulka K/galbeed ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Baydhabo waxay kaga hadleen arrimo badan oo xasaasi ah. Kulankaan ayaa waxyaabaha looga hadlay waxaa ka mid ah… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:War Xeelado Cusub Oo Ku Soo Biiray Habka Tuugsiga! Waxaa Soomaaliya gees ka gees ka da’ay Roobab xoog leh, waxay ahayd in dadku u jeestaan wax-soo-saar iyo tabcasho, maadaama wadankeennu uu hodon ku yahay dhulka wax lugu abuuran karo,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgarad Ku Kulmay Muqdisho Oo Wadahadal Ugu Baaqay Madaxda Galmudug Waxgarad kasoo jeedda deegaannada Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay madaxda maamulkaasi in wadahadal ay ku dhammeeyaan khilaafka jira. Waxay waxgaradkani ay sheegeen in madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Shiinaha Oo Dayactir Ku Sameyn Doonta Biyo Mareennada Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, C/raxmaan Cismaan Yariisow iyo saraakiil ka socotay dowladda Shiinaha ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen sidii dib u dayactir…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqal Sare Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Galay Fasaxa Bisha Radamaan Qoraal maanta ka soo baxay golaha aqalka sare ee baarlamaanka 10aad ayaa lagu sheegay in golaha geli-doonno fasaxa Ramadaanka, isla markaana la hakin-doono shaqada. Fasaxan oo ay marka hore go’aamiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Oo Gacanta Ku Dhigay Rag La Sheegay Iney Amni Darro Ka Wadeen Muqdisho Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Dharkeenley ayaa waxay gacanta kusoo dhigeen rag la sheegay in amni darro wadeen. Dadkan ayaa tiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Jabuuti Oo Ku Heshiiyay Arrimo Ay Ka Mid Yihiin Iskaashiga Ammaanka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muddo laba cisho ah booqasho ku joogay dalka Jabuuti…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Sheegay Iney Doonayaan In Khilaafka Jira Lagu Xalliyo Dhuusamareeb Xildhibaan ka tirsan Galmudug ayaa sheegay in ay doonayaan in khilaafka jira lagu xalliyo caasimadda maamulkaasi ee Dhuusamareeb. Xildhibaan Axmed Cabdi Axmed oo la hadlay Goobjoog News ayaa ka hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyneyaasha Farmaajo iyo Uhuru Oo Ka Wada Hadlay Arrinta Xadka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal cisho ah ku jooga dalka Kenya ayaa arbacadii wada hadallo kula yeeshay Madaxtooyada Kenya dhiggiisa dalkan Mudane Uhuru Muigai…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxaabiis Ku Jira Xabsiga Hargeysa Oo Ka Cabanaya Tacaddiyo Ay La Kulmaan Dhallinyaro ku xiran xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay iney tacaddiyo kala kulmaan ilaalada xabsigaasi. Waxay dhallinyaradan tiro ahaan ay gaarayaan 20, iyadoo sanadkii 2009 laga qabtay badweynta Hindiya,…