Warbixin: Burcad Badeedda Weli Waa Khatar Jirta, Oo Weerarrada Ayey Badiyeen Sheeko:Dalka Burcad badeedda ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay weli awoodaan qaadista weerarro iyo weliba afduubista maraakiibta, warbixin cusub oo isniintii soo baxday ayaa waxaa ay sheegeysaa 2017kii ay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji 5 Ablikeeshinno Aad U Baahan Tahay Bishan Barakeysan Ee Ramadaan Haddii aad dooneyso inaad sida ugu wanaagsan uga faa’idaysato bisha barakeysan ee “Ramadaan”, waxaa kaa garabsiin kara mobile-kaaga Smartphone-ka ah ee aad wadato oo barnaamijyo nacfi leh aad internet-ka kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Ciidanka Ilaalada Waddooyinka Oo Lagu Dilay Muqdisho Wararka ka imaanaya isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay rag hubeysan ku dileen halkaasi askari ka tirsan ciidanka ilaalada waddooyinka (Taraafiko). Ragga wax dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duufaanta Ku Dhufatay Waqooyiga Soomaaliya Oo Kusii Jeeda Dalal Kale Sida ay sheegeyso xafiiska Met oo ah xafiis fadhigiisu yahay Ingiriiska isla markaana qaabilsan saadaasha hawada waxaa uu sheegayaa in dufaanka maalmihii ugu dambeeyay ku dhufatay xeebaha Soomaaliya ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Soo Saartay Amarro Amniga Lagu Sugayo Guddiga difaaca Puntland ayaa soo saaray ammarro ku aadan sugista amniga, gaar ahaan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Qoraal kasoo baxay guddigan ayaa lagu sheegay in marnaba aanay gaadiidka shacabka…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha oo Diyaar u ah in Soomaaliya uu la ganacsado (Sawirro) Waqti dheer ka hor Shiinuhu waxa uu ahaa dalka dunida ugu dhaqaalaha badan tan iyo qarnigii 19-aad waxaana bedalay oo kaalinta Koowaad galay dalka Mareykanka oo ka faa’iideystay fursado badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Duufaanta 25 qof ayaa ku dhimatay 27 kalana waa la la’yahay roobabkii duufaanta watay ee saddexdii maalmood ee u dambeeyay ka da’ayay deegaanada xeebta – sida lagu sheegay war kasoo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamuud Cabaas Oo Xaaladdiisa Caafimaad Ay Soo Hagaageyso Mas’uuliyiin ayaa sheegay in Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas la dhigay Isbitaal si looga daaweeyo oof wareer soo wajahay, balse xaaladdiisa ayaa ah mid hadda soo wanaagsanaaneyso. Maxamuud Cabaas ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tacsi: Geeri Naxdin Leh Oo Ku Timid Maxamed Xasan Isxaaq (Buulle) Maamulka iyo shaqaalaha Goobjoog Media Group (GMG) waxay ka tacsiyadeynayaan geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkeen Maxamed Xasan Isxaaq Buulle oo ka mid ahaa shaqaalaha ka howlgala GMG. Si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Denmark Ah Oo Soo-jeedisay In Muslimiinta Ay Shaqada Fasax Ka Qaataan Bisha Ramadaan Wasiir u dhalatay dalka Denmark, isla markaana lagu yaqaano naceybkeeda dadka muhaajiriinta ah ayaa muslimiinta ku tiri “Maad fasax qaadataan bisha Ramadan” iyada oo intaasi raacisay “Waa cibaado Qatar nagu…