Khaatumo Oo Taageertay Puntland, Kuna Dhowaaqday Dagaal Ka Dhan Ah Somaliland (Dhageyso) Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo ayaa sheegay iney garab la yihiin maamulka Puntland, islamarkaana ciidankoodu ka qeybqaadan doonaan dagaallada ka dhanka ah Somaliland ee gobolka Sool. Madaxweyne ku xigeenka maamulkan Cabdalle Maxamed Cali… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Garasbaaley Oo Baco Roobka Looga Gambado u Qeybiyey Boqolaal Qoys Maamulka deegaanka Garasbaaley ayaa maanta oo Isniin ah waxa uu baco looga gambado roobka u qeybiyey 300 qoys oo barakacayaal ah kuwaasi oo uu saameeyey roobabkii saacadihii lasoo dhaafay da’ay.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dhageyso: Caafimaadka Iyo Ramadaanka Oo Aan Ku Soo Qaadaneyno Qofka Qaba Gaaska Sida Ay Tahay In Uu Ula Dhaqmo Soonka Barnaamijka Caafimaadka iyo Ramadaanka waxaan oga hadleynaa qofka qaba cudurka Gaaska iyo sida ay tahay in uu ula dhaqmo Soonka iyo cuntooyinka u fiican Gaaska uu qaadanayo. Cudurka Gaaska waa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Dalbatay $80 million Oo Wax Looga Qabto Fatahaadaha Qaramada Midoobey iyo dowladda Soomaaliya ayaa qeylo-dhaan u diray beesha caalamka, iyaga oo codsaday lacag dhan $80 million oo deg-deg ah, si wax looga qabto fatahaadda ka jira koonfurta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dhageyso: Qof Idaacad U Ah Dadka Hobyo ku Nool Magaalada Hobyo malahan Idaacad, oo inta badan hirarka ma gaaraan si ay dadka kala socdaan wararka iyo dhacdooyinka jira balse Cawil Cali Diiriye oo ku nool magaalada ayaa adeegsada Mikrofoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dhageyso: Culimada Iyo Waxgaradka Laascaanood Oo Sheegay In Aysan Awoodin Qiimaha Xajka Culimada iyo Waxgaradka ku nool magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa cabasho xooggan ka muujiyey qiimaha sanadkii lagu tagayo Xajka. Culimada iyo Waxgaradka ayaa sidoo kale waxay cabasho ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalluumeysatada Mudug Oo Ka Cabanaya Maraakiib Shisheeye Kalluumeysatada ku sugan deegaanka Deenoood ee gobolka Mudug ayaa wajahaya dhibaatooyin dhanka Kalluumeysiga ah ka dib markii Maraakiib Jariif ah ay ka burburiyeen qalabkii ay ku kalluumeysanayeen. Duune Maxamed Aadan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Saameynta Uu Roobku Ku Yeeshay Barakacayaasha Iyo Dadka Tabarta Daran Roobab xoogan ayaa xalay ilaa maanta ka da’ay gobolka Banaadir, taasi oo sababtay in ay saameyn ku yeeshaan kaamamka barakacayaasha iyo dadka tabarta daran. Dadka oo qaarkood la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Sheegeysa In Dacwaddii Badda Ee Kenya Ay Weli Socoto Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inuusan jirin wada xaajood ay Kenya kala yeelatay Dowladda Soomaaliya dacwadda Badda ee horay loo geeyey Maxkamadda caalamigaah ee Hegue. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Koofur Afrika Labo qof oo Soomaali ah ayaa siyaabo Kala duwan loogu dilay Magaalooyinka Cape Town iyo Johannesburg ee dalka Koofur Afrika. Ilaa iyo hadda ma cadda sababta lagu dilay muwaadiniintaan Soomaaliyeed…