Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa billowday dhismaha Xarunta Is-weydaarsiga Internet-ka (Internet Exchange Point) ee Magaalada Muqdisho (MogIX), taas oo fududeyn doonta in shirkadaha bixiya adeegyada internetka ay isku xirmaan,…