Haweeney Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa Sheeko:Dalka Haweenay 70 jir ah ayaa ku geeriyootay magaalada Hargeysa ka dib markii ay ku dhacday Suuli ama Musqul ku Yaalla magaalada Hargeysa. Haweeneyda geeriyootay ayaa lagu magacaabi jiray Aamino Maxamed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qodob Ku Jiray War Murtiyeedka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo La Beeniyay Xubno ka tirsan baarlamaanka 10aad ee federaalka ah gaar ahaan Gudiga Baarlamaanka ee la socodka iyo korjoogteynta dib u eegista dastuurka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in guddigooda ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: Qiimaha Xajka Oo Sanadkan Laga Dhigay $3,300 Qoraal ka soo baxay Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ayaa lagu sheegay in sanadkan qiimaha xajka noqon-doono $3,300(sadex kun, sadex boqol) oo ay ku jiraan dhammaan adeegyada xajka kala duwan…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Ee Ka Socday Baydhabo War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii magaalada Baydhabo uga socday madaxda dowlad goboleedyada dalka. Goobjoog News, ayaa idiin soo gudbineysa War-murtiyeedka oo dhammeystiran: Halkaan hoose ka akhriso: Shirkii labaad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Maanta Lasoo Gaba-gabeynayo Gelinka dambe ee maanta ayaa la filayaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay lagu soo gabagabeeyo shirka madaxda dowlad goboleedyada uga socday magaaladaasi. Shirkaan ayaa socday Saddex maalin, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Sarkaal Al-shabaab Horay Uga Soo Baxsaday Oo Dil Geystay, Kuna Laabtay Al-shabaab Cabdi Yare Xasan oo dhowaan kusoo biiray Jubbaland, kadib markii uu kasoo baxsaday Al-shabaab ayaa la sheegay in xalay uu dilay askari ka tirsan maamulkaasi isaga oo dib ugu laabtay…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Maxay Aheyd Natiijada 8 Safar Uu Farmaajo Ku Tagay Khaliijka?! Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxyaabaha lagu dhaliilay muddada uu xilka hayey waxaa ka mid ah safarrada tirada badan ee dibadda, tan iyo markii la doortay waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faysal Cali Waraabe Oo DFS Ku Eedeeyey Mas’uuliyadda Dagaalka Tukaraq Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa dowladda federaalka ku eedeeyey in gadaal ay ka riixeyso dagaallada ka socda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Waraabe oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Deegaanka Tukaraq Oo Saakay Hawada Ka Maqan Wararka laga helayo deegaanka Tukaraq oo ay ku dagaallamayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ayaa waxay sheegayaan in saakay aanu halkaasi ka jirin wax isgaarsiin ah. Dadka ku dhow deegaankan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Tukaraq Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating ayaa ugu baaqay maamullada Puntland iyo Somaliland iney nabadda qaataan oo ay joojiyaan dagaalka Tukaraq. Waxa uu tilmaamay Keating in Qaramada Midoobay ay…