4 Tallaabood Oo Looga Gaashaanto Madax Xanuunka Maalinta Koowaad Ee Soonka Sheeko:Wararka Caafimaadka Dad badan ayaa waxay si sanadle ah ula kulmaan mushkilad soo noqnqota bisha barakeysan ee “Ramadaan”, gaar ahaan maalmaha koowaad marka uu jirkoodu la qabsanayo nidaamka cusub ee raashinka ee… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Dowladda Soomaaliya Ku Eedeeyay Weerarka Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ku dhexmaray ciidanka Somaliland iyo Puntland. Madaxweyne Biixi ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada dalwadda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Oo Ka Hadashay Dagaalka Ka Socda Tukaraq Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dagaalka xooggan ee ka soconaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada maamulkaasi iyo kuwa Somaliland. Wasiirka warfaafinta Puntland, Cabdi Xirsi Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dagaalkii Tukaraq Oo Xoogeystay Iyo Labada Dhinac Oo Isku Adeegsanaya Madaafiic Culus Wararkii ugu dambeeyey ee Goobjoog News, ka heleyso dagaalka ka soconaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in xaaladda ay aad uga sii dartay, iyadoo dagaalkana uu xooggeystay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabaaldegyo Maanta Ka Socda Somaliland (18 May) Deegaannada Somaliland ayaa maanta looga dabaaldegayaa munaasabad waqtigeeda laga soo hormariyey oo ah maalintii ay sheegeen iney ka go’een Soomaaliya inteeda kale. Sababo lagu sheegay 18-ka May iney kusoo beegmayso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Somaliland Iyo Puntland Oo Ka Socda Tukaraq Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo Puntland. Illaa iyo hadda…