Wax Ka Ogow Mushaarka Ay Bixiyaan Shirkadaha Teknolojiyadda Ee Ugu Caansan Adduunka Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda cilmi-baarista suuqa ee la yiraahdo “Equiler” ayaa waxey soo saartay xogta data la xiriirta mushaarka dhex dhexaadka ah ee ay sanadkii qofka siiyaan shirkadaha Teknolojiyada kuwooda ugu caansan Adduunka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating Oo Gaaray Garoowe Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ambassador Micheal Keating ayaa maanta gaaray Magaalada Garowe Xarunta Dowlad-goboleedka Puntland. Ambassador Keating ayaa Kulan Al-baabada u xiran waxaa uu la yeeshay Madaxweynaha Puntland C/weli…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciraaq Oo Ay Ka Bilaabatay Doorashooyinkii Ugu Horreeyay Oo Baarlamaani Ah Tan Iyo Markii La Jabiyey Daacish Xarumaha codbixinta Ciraaq ayaa maanta loo furay Codbixiyaasha, si ay uga dhiibtaan codadkooda doorashada Baarlamaaniga ah, taasi oo laqabanayo tan iyo Markii la shaaciyey in la jabiyey ururka Daacish. Doorashadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Magacaabay Labo Wasiir Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabay wasiirka beeraha maamulkaasi iyo sidoo kale wasiir ku xigeenka wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka Puntland. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Gaas ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Imtixaankii Shahaadiga Oo Maanta Bilaabanaya Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabanaya deegaannada kala duwan ee Puntland imtixaankii shahaadiga ee dugsiga Dhaxe iyo Sare. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta Akhrinta Koowaad Marinaya Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxay kulan ku leeyihiin xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Hindise sharciyeedka Shirkadaha ayaa la filayaa in maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ka Qeybgalaya, Yaase Diiday Shirka Daah-furka Ololaha Dib-u-eegista Dastuurka?! Axadda Berri ah, waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka furmo shir lagu daah-furayo ololaha dib u eegista dastuurka KMG ah. Shirkan oo soocon-doonna 3 maalin, waxaa ka qeybgalaya tiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Aan Ka Qeybgaleyn Shirka Dastuurka Ee Ka Furmaya Muqdisho Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inaanay ka qeybgali doonin shirka looga hadlayo arrimaha dastuurka, kaasi oo maalinta berri (Axad) ah ka furmaya magaalada Muqdisho. Aadan Ibraahim Aw Xirsi oo ah wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Wabiga Shabelle Oo Keenay Biyo Ka Badan Kuwii Hore Wararkii ugu dambeeyey ee magaalada B/weyne ka imaanaya ayaa waxay sheegayaan in Wabiga Shabelle uu keenay biyo aad uga badan kuwii hore ee saameeyey magaalada. Xaafado yar oo markii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Oo Si Xoog Ah Saldhig Militari Uga Sameystay Jaziiradda U Dhaw Soomaaliya ee Socotra Diyaarad Ciidamo Militari Sida oo laga leeyahay dalka Imaaraadka ayaa todobaadkii hore soo cago-dhigatay jaziiradda Socotra, waxaana laga dejiyay dabbaabado iyo ciidamo la doonayo inay qeyb ka noqdaan isballaarinta Imaaraadka…