Dhageyso: Gaadiidka Cagafta Oo Laga Mamnuucay B/weyne Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Hiiraan ayaa magaalada B/weyne ee xarunta gobolkaasi ka mamnuucay gaadiidka loo yaqaan cagafta, kadib markii rogmashada gaadiidkaasi kusoo bateen magaaladaasi. C/laahi Axmed Maalin, guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa soo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyn Oo Dad Ugu Dhinteen Fatahaado Horleh Iyo Reer Gedo Oo Jubbaland Ka Sheeganaya Sida uu ku warramayo weriyaha Goobjoog News ee Baladweyn ilaa 3 qof ayaa ku dhimatay halka dad kale lagu la’yahay fatahaad horleh oo ka dhacday magaalada Baladweyn, Hiiraan. Dhibaatada fatahaaddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burco Oo Laga Dareemayo Sarukaca Batroolka Wararka ka imaanaya magaalada Burco ayaa sheegaya in ay sarukac ku yimid qiimaha Batroolka, oo halka markii hore ahaa 8500 SH Somaliland uu hadda gaaray ilaa 15000 Sh Somaliland. Wadayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faafaxdhuun Oo Ay Ka Taagantahay Xaalad Bani’aadannimo Roobab xoog leh oo ka da’ay degaanka Faafaxdhuun oo ka tirsan degmada Baardheere ayaa saameyn waxay ku yeesheen Qoysas badan oo deganaa Faafaxdhuun,iyadoo dadka deegaankuna ay sheegayaan In ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Nigeria: Sanad Walba Waxaa U Geeriyooda Cudurka Mallaariyada 300-kun Oo Qof Wasaaradda Caafimaadka Nigeria ayaa sheegtay in sanad walba gudaha dalka ay ugu geeriyoodaa 300-kun oo qof cudurka Mallaariyada . Wasaaradda ayaa ku caddeysay war-murtiyeed ay soo saartay, in tirada dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Shaacisay Tirada Ardeyda Ka Qalinjabinayo Dugsiyada Sare Wasaaradda Waxbarashada Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa shaacisay tirda ardeyda ka qalin-jabinayo dugsiyada sare ee deegaannada Galmudug. Wasir dowlaha wasaaradda Waxbarashada Galmudug Burhaan Warsame Cigaal ayaa sheegay in Sanadkan dugsiyada sare ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayihii Xisbiga Kulmiye Ee Laascaanood Oo La Dilay Gudaha Magaalada Laascaanood waxaa xalay lagu dilay Maxamuud Barqadle Cabdi oo ahaa xoghayihii Xisbiga Kulmiye ee gobolka Sool. Maxamuud Barqadle ayaa markii la dilayey waxaa uu ku sugnaa Maherad uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Koofur Afrika: Weerar Lagu Qaaday Masjid Ay Dad Ku Tukanayeen Saddex qof oo ku hubeysan qoryo iyo Midiyo ayaa waxay weerareen Masjid ku yaallo meel u dhow magaalada Durban ee dalka Koofur Afrika. Kooxaha weerarka ku soo qaaday Masjidka waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirmadaxeedka Trump Iyo Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un Oo Lagu Qaban Doono Singapore Shirmadaxeedkii ugu horreeyay ee hoggaamiyeyaasha Kuuriyada waqooyi iyo Mareykanka ayaa lagu qaban doonaa 12 June ee soo socota Singapore, sida uu sheegay Trump. Madaxweynaha Mareykanka ayaa Khamiistii war uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Dad Soomaali Ah Oo Ciidamo Ajaanib Ah Ku Dileen Shabeellada Hoose Ayaa Muqdisho La Keenay Meydka 5 qof oo la sheegay in xalay ciidamo Soomaali iyo ajaanib ah ku dileen deegaanka Macalin oo 10 KM u jirta magaalada Afgooye ayaa la keenay magaalada Muqdisho. Meydadkan…