C/weli Gaas: Haddaad Maqashaan Fedaralisam Noocee Ah Ayaan Qaadaneynaa Waa Fedaral Ma Rabno Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay nuuca Dastuur oo Soomaaliya ay yeelanyso, hadalkan ayaa waxaa uu ka sheegay shir maanta looga hadlayey arrimaha dib u eegista… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Qaramada Midoobay Oo Bilaabaysa Ol’ole Taariikhi Ah Oo Daacuunka Looga Ciribtiraayo Gudaha Afrika Qaramada Midoobay iyo isbahaysiga samafalka Gavi ayaa Isniintii si wadajir ah ugu dhawaaqay ol’olihii ugu ballaarnaa abid taariikhda inta la ogyahay ee dadka Qaaradda Afrika looga tallaalayo cudurka Cholera, si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Diiday Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Jaziiradda Nauru Qaxooti u dhashay dalalka Soomaali iyo Iran ah oo ku sugan xeebaha dalka Nauru ee ku yaalo koonfurta badweynta Pacific-ga ayaa la sheegayaa in imtixaankii dib-u-dejin loogu sameyn lahaa Mareykanka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koronto Dad Ku Dishay Magaalada Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in Labo qofay dhinteen kadib maarkii ay koronto ku dhegtay. Goob joogayaal ayaa sheegay in Labada qof ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Ka Digay In Dalka La Geliyo Qalqal Siyaasadeed Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka digay in dalka la geliyo qalqal siyaasadeed, islamarkaana dib u dhac ku yimaado howlihii dalka lagu horumarin lahaa. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uhuru Kenyatta Oo Si Kulul Uga Hadlay Weerarkii Askarta Looga Dilay Ee Dhoobley Madaxweynaha dowladda Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa si kulul u cambaareeyay weerar fiidnimadii Axadda ay Al-shabaab ku qaadeen ciidamo Kenyan ah oo marayey degmada Dhoobley. Weerarkan ayaa ahaaa qarax Miino oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka: Soomaaliya Dhibtaatada Caafimaad Ee Ugu Weyn Waa Umul-raaca Hooyada Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku dadaalayaan sidii ay wax uga qaban lahaayeen haweenka Soomaaliyeed ee u geeriyooda umul raaca. Wasiirka wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Fowsiya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boorarka Safaaradda Mareykanka Oo Lagu Dhajiyey Waddooyinka Qudus Wararka ayaa sheegaya in saddex tabeello oo ah kuwa lagu dhajiyo waddooyinka la suray magaalada Qudus oo ku qoran sawirrada Safaaradda Mareykanka. Boorarkan ku sawiran magaca safaaradda Mareykanka ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacyaal Dib U dejin Loogu Sameeyay Duleedka Muqdisho Qoysaska barakaca ah ee ku nool deegaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxaa loo sameeyay dib u dajin. Qoysaskan ayaa ahaa kuwii horay uga soo barakacay abaarihii ka jiray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Dowladda Federaalka Waxaa Ay La Safatay Qaar Ka Mid Ah Dowladaha Khaliijka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa dhaliilay go’aanka ay dowladda dhexe ay ka qaadatay khilaafka u dhaxeeya dowladaha Khaliijka, isaga oo sheegay dhexdhexaadnimadii ay qaadatay dowladda in…