Itoobiya iyo Kenya Oo Galay Heshiisyo Ay Ku Jiraan In Adis Ababa Dekad Ka Dhisato Lamu Sheeko:Dalka Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya ayaa heshiisyo la galay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Heshiisyada labada dhinac kala saxiixdeen waxaa ka mid… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Casirga Aaladaha.. Wax Ka Ogow 15 Dal ee Ugu Shaqaaleysiinta Badan “Robot-ka” Bedelkii Aadanaha Faafitaanka aaladaha ee Dunida waxa uu noqday mid aad u degdeg badan, xogoha ka soo baxaya midayga caalamiga ah ee robots-ka ayaa sheegaya in adeegsiga aaladaha ay si dhakhsiyo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka FAO: Soomaaliya, 7-badii Sano Ee Lasoo Dhaafay ilbiriqsi Kasta Waxaa La Jarayey Hal Geed Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir caalami ah oo looga hadlayo sidii looga hortagi lahaa adeegsiga iyo ka ganacsiga dhuxusha iyada oo laga cabsi qabo in jarista geedaha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Naciima Qorane oo Xorriyadeeda Dib u Heshay Abwaanad Naciima Abwaan Qorane oo 15 April ee sannadkan ay maxkamadda Hargeysa ku xukuntay 3 sanno oo xabsi ah ayaa maanta laga sii daayay xabsiga haweenka ee magaalada Gabiley. Naciima…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Askari Oo Kenyaan Ah Oo Lagu Dilay Gudaha Soomaaliya Ugu yaraan 7 askari oo Kenyaan ah ayaa la dilay, halka 2 kalana la dhaawacay,ka dib markii ciidamadani lala beegsaday qarax miino xilli ay marayeen Magaalada Dhobley ee u dhow…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog Cusub: Xaqiiqooyinka Cusub Oo Ku Aadan Qaabka Dowladda Federaalka Loogu Heysto €90.6m Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda federaalka ah, isla markaana ka mid ahaa dadkii wax ka ogaa bilow ilaa dhammaad heshiiska 6da markab ee ay dowladda federaalka ah la gashay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Beeraleyda Puntland Oo Cabasho Ah Beeraleyda Puntland ayaa ka cabanaya wasaaradda beeraha ee maamulkaasi iyo hay’ado ka shaqeeya arrimaha beeraha taasi oo ku saabsan in dalagyo tijaabo ah la beero. Guddoomiyaha beeraleyda Puntland C/casiis Garaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Fatahaada Oo 100 Kun Doolar Wax Ugu Qabanaya Dadka Ka Barakacay Baardheere Guddiga gurmadka qaran ee Fatahaada oo shalay gaaray degmada Bardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay in xaalad adag ay ka jirto degmadaasi iyo nawaaxigeeda, kadib markii uu kusoo fatahay Wabiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaliya ayaa maanta waxay kulan ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Kulankan waxaa markii ugu horreysay shir guddoomin doona guddoomiyaha cusub ee golahan, Maxamed Mursal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Degmada Dhoobley Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo ciidamo ka tirsan Kenya lagula eegtay degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose. Qaraxan ayaa ahaa Miino dhulka lagu aasay waxaana…