Aqalka Sare Oo $50,000 doolar Ugu Deeqay Arrimaha Fatahaadda Sheeko:Dalka Golaha Aqalka sare oo maanta yeeshay kulankoodii 9-aad ayaa warbixin waxay ka dhageysteen guddiga gurmadka u xilsaaran Aqalka sare Fatahaadda wabiga Shabell. Ka dib markii Golaha Aqalka sare ay warbixinta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afghanistan: Weerar Lagu Qaaday Masjid Ku yaallo Gobolka Province Ilo wareedyo amni oo gudaha Afghanistan ah ayaa sheegaya in ku dhowaad 10 qof ay dhinteen, halka ay dhaawacmeen in ka badan 29 qof intii ay socdeen qaraxyo lala beegsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Toonta oo Yareysa Khatarta 3 Cudur oo Halis Ah Daraasad cusub oo ay sameysay Jaamacadda Nottingham ayaa daaha ka rogtay in isticmaalka toonta ay kaalin ka qaadato ka hortagga iyo yareynta khatarta cudurrada Cancer-ka, Wadnaha iyo Nooca 2aad ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwad: Dowladda Federaalka Oo Loo Heysto €90.6m, 6 Markab Ayuu Dalabkoodu Ahaa Dukumentiyo ay si gaar ah u heshay Goobjoog News, waxaa ku qoran in dowladda federaalka ah ay heshiis la gashay shirkadda AMOSC oo fadhigeedu yahay dalka Qubrus 2013-kii, heshiiskan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Xoojinta Xiriirka Dowlad-goboleedyada Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa la qorsheynayaa in ay ammaanka la wareegaan marka ay baxaan ciidamada AMISOM, waxaa jira dadaallo ay dowladdu waddo oo ah in ciidamada Soomaaliyeed dib u dhis…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Djibouti Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Ku Qotoma Iskaashiga Dhinacyada Socdaalka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dowladaha Djibouti iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo ku qotoma dhinacyada gaadiidka Cirka iyo dhulka, sida ay sheegtay wakaaladda Wararka ee Djibouti. Wakaaladda Djibouti ayaa warkani baahisay maalin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Oo Ku Wajahan Magaalooyinka B/weyne Iyo Baardheere Sida qorshaha uu yahay, maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in magaalooyinka B/weyne oo Hiiraan ah iyo Baardheere oo Gedo ah ay gaaraan xubno ka socda guddiga gurmadka qaran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Axmed Madoobe Iyo Qalbi Dhagax Oo Ku Kulmay Addis Ababa Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magaalada Addisa Ababa ee dalka Itoobiya waxa uu kula kulmay C/kariin Muuse Qalbi Dhagax oo u xiran dowladda Itoobiya. Kulankan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Sheegtay In Nus Milyan Dheeraad Ah Ku Bixineyso Gurmadka Fatahaadaha Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna gudoomiyaha guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa shir gudoomiyay kulan ay yeesheen guddigu oo looga hadlayay howlaha gurmadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Marka Oo Ka Warbixiyey Amniga Degmadaasi Maamulka magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyey xaaladda amni ee degmadaasi. Guddoomiyaha Marka Xasan Cumar oo nagu soo booqday xarunta dhexe…