Nigeria 24 Oo Ku Dhimatay Weerar Lagu Qaaday Masjid Sheeko:Dalka Booliska Nigeria ayaa sheegay in ay dhinteen ku dhowaad 24 qof intii ay socdeen labo qarax oo lala beegsaday Masjid ku yaallo gobolka Adamawa ee waqooyi bari dalka. Cusmaan Akbar… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo La Filayo In Uu Booqdo Qudus Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in laga yaabo in uu booqdo bishahaan gudaheed magaalada Qudus, sida ay sheegtay New York Times. Trump oo ka jawaabayey su’aal uu weydiiyay wariye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Soo Dhoweysay Fasixidda Imaaraadka Ee Visaha Maamulka Puntlanad ayaa soo dhoweeyay Fasixidda Imaaraadka ee Visaha, kaasi oo ay sheegtay in uu ka qeyb qaadanayo xoojinta xiriirka labada dal. Puntaland ayaa sheegtay in Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Moroco Oo Xiriirka U Jartay Iran Baqortooyada Moroco ayaa sheegtay in ay xiriirka u jartay dowladda Iran,iyada oo ku eedeysay Dahran in ay taageerto Jabhadda Polisario. Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Moroco Nasser…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Mozambique: 100 kun Oo Rag Ah Oo La Gudayo Si Looga Hortago HIV AIDS Dowladda Mozambique ayaa bilowday Mashruuc lagu gudayo in ka badan 100-kun oo nin.kuwaasi oo ku nool dalkaasi, si looga hortago cudurrada ku faafa galmada oo ay ka midka yihiin “HIV”.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabar U Shaqeysa Qaramada Midoobay Oo Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha Kooxo hubeysan ayaa goordhow magaalada Muqdisho waxaa ay ku dileen qof dumar ah, gaar ahaan Suuqa Bakaaraha. Gabarta la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maryan Cabdullahi, waxaana la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Hurdo & Caajis Ma Dareentaa Xilliga Wax Akhriska Iyo U Diyaar garowga Imtixaanka, Haddaba Qaado Cuntadaan Ardayda qaar ayaa waxay raacaan xilliga imtixaanaadka nidaam cunno oo ka dhigaya kuwo hurdada iyo caajisku ku badan yahay, iney shay diiradda saaraanna ay ku adag tahay, taas oo ku…
3 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Wax Ka Ogow 4- Xeeladood Ee Ugu Khatarta Badan Adeegga WhatsApp-ka Tirada dadka WhatsApp isticmaala waxay gaarayaan Bilyan qof, haddii aan si kale u dhigno Lixdii qof ee dunida ku nool qof ka mid ah ayaa isticmaala adeeggan oo si weyn dunida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Photo News: Ciyaartoyda Qaranka Ee 17 Sano Jirada Oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo dhoweeyay maanta oo Talaado ah, ciyaartoyda qaranka ee 17-sano jirada ah kadib markii ay ciyaaro kaga soo qeybgaleen dalka Burundi. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Waxaan Ku Dedaaleynaa Horumarinta Xuquuqda Shaqaalaha” Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in dowladda ay xoogga saari doonto horumarinta xuquuqda shaqaalaha Soomaaliyeed. Farmaajo ayaa ugu horreyn waxa uu shaqaalaha Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay…