Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta Su’aallo Weydiinaya Wasiirka Waxbarashada Sheeko:Baarlamaanka Maanta oo Isniin ah ayaa kulan ay xildhibaannada golaha shacabka ku leeyihiin magaalada Muqdisho waxay su’aallo ku weydiin doonaan wasiirka waxbarashada DFS, C/raxmaan Daahir. Sabtidii ayeey xildhibaannada golaha shacabka dalbadeen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suleymaan “Sharci Looma Marin Xil Ka Qaadisteyda” Ibraahim Iidle Suleymaan, guddoomiyahii maxkamadda sare ee dalka ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo aanu sharciga u marin xil ka qaadistii lagu sameeyey. Suleymaan ayaa wareysi uu siiyey VOA ku sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Oo $180 Kun Kuwareejiyey Hirshabelle Xubno ka socday guddiga qaran ee gurmadka fataahada ayaa waxay gaareen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, iyaga oo lacag dhan $180 Kun ay ku wareejiyeen maamulka Hirshabelle. Xubnahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Mamnuucday Badeecooyinka Dowladaha Go’doomiyey Dowladda Qatar ayaa mamnuucday in badeecadaha laga keeno dowladaha Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar lagu iibiyo Suuqyada iyo goobaha ganacsi ee Qatar. Tallaabadan ayaa ah tii ugu horreysay oo Qatar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarinta Shirmadaxeedka Trump Iyo Kim Jong-Un Oo Socda Diblomaasiyiin Mareykan ah ayaa gaaray K/ Waqooyi si ay u diyaariyaan shirmadaxeedka la filayo inuu dhexmaro Madaxweyne Trump iyo dhiggiisa Kim Jong-un. Trump ayaa ku dhawaaqay Khamiistii la soo dhaafay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyaha maxkamadda sare u magacaabay garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed. Haddaba, Waa Kuma Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed? Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed waxaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Magacaabayna Mas’uul Cusub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee dalka Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan, waxa uuna xilkaas u magacaabay Garyaqaan Baashe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ciidamada Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigay Nin La Sheegay Inuu Aasayey Walxaha Qarxa Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu ka tirsan yahay Al-shabaab, islamarkaana doonayey in walxo qarxa ku aaso magaalada Kismaayo. Taliyaha ciidamada dambi baarista Jubbaland, Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Bankiga Adduunka Oo Mashaariic Horumarineed Ka Fulinaya Puntland Bankiga Adduunka ayaa Puntland ka fulinaya mashruuc loogu magacdaray magaaleynta Puntland, kaasi oo lagu dhisayo waddooyin iyo Buundooyin. Xiriiriyaha mashruuca magaaleynta Puntland ee Bankiga adduunka Asad C/raxmaan Guure ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Gaadiidley Ka Cabanaya Isbaarooyin La Soo dhigay Wadada Xiriirisa Muqdisho Iyo Baydhabo Wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhaba ayaa waxaa ka taagan dhibaato weyn taasi oo ah in ciidamada Millatariga Soomaaliya ay soo dhigteen Isbaarooyin badan. Gaadiidleyda ka shaqeeya wadada ayaa Goobjoog…