Banaadir: Ciidamada Dowladda Oo Qabtay Labo Nin oo Dhac u Gaysanayey Shacabka Sheeko:Dalka Ciidamada boliiska iyo kuwa Nissa ee degmadda Boondheere oo kaashanaayo Shacabka iyo maamulka Boondheere ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan qaarka ka mida kuwa caadeystay in habeenkii… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirradii Cusbaa Ee Federaalka Oo La Dhaariyay Munaasabad ka dhacday Villa Hargeisa, oo ay goobjoog ka ahaayeen Maxamed Mursal Sheekh guddoomiyaha golaha shacabka iyo ku-xigeenka ra’isul wasaaraha Mahdi Maxamed Guueed Khadar ayaa la sheegayaa in lagu dhaariyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Puntland Oo Beenisay In Ciidamo Ay Ka Goosteen Maamulka Degmada Taleex ayaa beeniyey warar sheegaya in Somaliland ay ku biireen ciidamo ka goostay Puntland kuwaasi oo isku dhiibay Somaliland . Guddoomiyaha degmada Taleex Maxamuud Cali Warsame ayaa Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhageyso: Dhallinyarada Kubadda Cagta Ee Jowhar Oo Ka Cabanaya Dayac ka Jira Garoomada Dhallinyarada Kubadda Cagta ee magaalada Jowhar ayaa ka cabanaa dayac ka jira qaar ka mid ah Garoomada lagu ciyaaro Banooniga. Dhallinyarada ayaa sheegay in garoomada qaarkood laga dhigay meelo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qiimo Koror Ku Yimid Xoolaha Suuqyada Baardheere Sare u kac ballaaran ayaa ku yimid qiimaha la kala siisto xoolaha nool ee Suuqyada magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Qiimaha hashii ayaa suuqyada waxaa lagu kala iibsanayaa qiimo dhan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaaladda Tuka-raq Wararka ka imaanaya deegaanka Tukaraq ayaa sheegaya in saaka xaaladda ay degantahay kadib dagaal dad badan ku dhinteen oo halkaasi ka socday muddo todobaadyo ah. Dowlad goboleedka Puntland ayaa saacadihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UK Oo Ciidamada Kenya Ku Tababareysa Sida Looga Hortago Qaraxyada Ciidamo ka socda dalka Ingiriiska ayaa tababaraya kooxo ka tirsan ciidamada Kenya ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Tabarka waxaa uu khuseeyaa ka hortagga qaraxyada dhulka lagu aaso. Tababarkan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Ka Faalo Qaaday Nolosha Ibraahim Muuse Cabdi Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu qaabilay isla markaana uu kafaalo qaaday noloshiisa Ibraahim Muuse Cabdi oo ah wiil dhallinyaro ah oo duufaannadii ku dhuftay degmada Lughaya ee gobolka Awdal ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Joojin Xil-ka Qaadista Agaasimeyaasha Guud Iyo Xoghayeyaasha Joogtada Ah Ee Wasaaradaha Iyo Hay’adaha Xukuumadda JFS Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaa asaas u ah ku dhaqanka Dastuurka, Sharuucda iyo xeerarka u yaalla Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa ayna ku shaqeyneysaa daah-furnaan , isla xisaabtan iyo dowlad-wanaag ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/ Waqooyi Oo Sheegtay In Ay Diyaar U Tahay Shirmadaxeedka Trump Kuuriyada waqooyi ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay wadahadalka shirmadaxeedka, ka dib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu tuuray wadahadalkii lagu waday in uu la yeesho hoggaamiyaha Kuuriyada waqooyi…