Waa Sidee Xaaladda Deegaanka Tukaraq Oo Dagaallo Ay Ka Dhaceen Sheeko:Dalka Dagaallo u dhaxeeyey ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ayaa saakay mar kale dib uga billowday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxaana ka dhashay dagaalkan khasaare kala duwan. Wararkii ugu dambeeyey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Laascaanood Oo Soosaaray Amarro La Xiriira Amniga Laamaha amniga Laascaanood ayaa maanta soo saaray amarro la xiriira dhanka ammaanka oo ay ka mid yihiin in ciidanka ammaanka kuwa aan aheyn aysan hub ku dhaxqaadan Karin magaalada. Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Eedeysanayasha Weerarkii Naasa Hablood 2 Oo Maxkamad La Horkeenay Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta qaaday dacwada rag lagu eedeeyay weerarkii lagu qaaday Hotel Naasa Hablood 2, raggan ayaa lagu sheegay Farxaan Maxammed Samatar, C/naasir Dhaqane…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland Oo Bilowday Olole Looga Hortagayo Fatahaadaha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa bilaabay olole dadka looga wacyi-gelinayo sida looga hortago Fatahaadaha ka jira qaar ka mid ah deegaannada Jubbaland. Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dhageyso: Barnaamijka Caafimaadka Iyo Ramadaanka Oo Aan Maanta Uga Hadleyno Faa’idooyinka Caafimaad Ee Laga Helo Soonka Barnaamijka Caafimaadka iyo Ramadaanka waxaan uga hadleynaa Maanta Faa’idooyinka Caafimaad ee laga helo Soonka. Soonka waxaa uu leeyahay Faa’idooyin Caafimaad oo tiro badan waxaana ka mid ah: 1 . Jirka waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Iyo Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaal Saaka Ka Dhacay Tukaraq ee Gobolka Sool Dagaal xoogan oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa saaka ka bilowday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Ugu Horreyntii dowlad goboleedka Puntlnad ayaa war ka soo saartay dagaalka, qoraal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaadir Oo Laga Hirgelinayo Qorshaha Midaynta iyo Daadejinta Sugidda Amniga Saacadihii la soo dhaafay waxaa Banaadir ka dhacay shir lagu daah-furay qorshaha midaynta iyo daadejinta sugidda amniga caasimadda iyada oo mas’uuliyadda qorshahan looga fadhiyo maamulka Gobalka Banaadir iyo guddoomiyayaasha degmooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: 31 Iskuul Ayay Duufaanta Sagar Dumisay Wararka ka imaanaya Somaliland ayaa sheegaya in duufaanta Sagar dumisay 31 Iskuul oo ku yaallay deegaannada Somaliland. Waxaa la tilmaamay in ay tahay markii koowaad oo khasaare intaas le’eg uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Baghdad Oo Khasaare Geystay Afhayeen u hadlay Ciidamada ayaa u sheegay wakaaladda Wararka ee Reuter in 4 qof ay ku dhinteen 15 kalana ay waxyeello ka soo gaartay qarax ka dhacay caasimadda Ciraaq ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Lagu Dilay Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa caawa lagu dilay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland. Xildhibaanka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray C/xakiim Macallim Daahir kaasi oo la sheegay…