Kheyre Oo Magacaabay Wasiirro Cusub Sheeko:Dalka Ra’iisulWasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Wareegto ka soo baxday xafiiskiisa lagu magacaabay Wasiiradii ka banaanaa Golaha Wasiirada, iyadoo lix Wasiir la magacaabay, sidoo kale waxaa lamagacaabay Labo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kalluumeysatada Muqdisho Oo Cabsi Ka Muujinaya Roobabka Dabeylaha Wata In Ay Soogaaraan Meelo badan oo dalka ka mid ah gaar ahaan dhanka Xeebaha waxaa ka taagan cabsi la xiriirta in ay ka da’aan roobab wato duufaanno oo saameyn ku yeelan karo dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobkii Muqdisho Ka Da’ay Oo Khasaare Hantiyadeed Geystay Roobabkii ka da’ay magaalada Muqdisho waxay sabab u noqdeen in ay burburaan goobo badan oo ganacsi, waxayna sheegeen ganacsatada in khasaare hantiyadeed uu u geystay roobka. Ganacsatada ayaa waxay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kooxo Hubeysan Oo ka Tirsan Rohingya Oo Xasuuq U Geystay Dad Hunduus Ah Hay’adda Amnesty International ayaa sheegtay in koox hubeysan oo ka tirsan Muslimiinta Rohingya ay geysteen xasuuq ka dhan ah dad aaminsan diinta Hunduuska kuwaasi oo ku nool Myanmar. Hay’adda ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee U Dhacday Booqashadii Wafdiga Dowladda Federaalka Iyo UNOCHA Ku Tageen Baladweyn? Wafdi ka socday dowladda Federaalka , UNOCHA iyo hey’ado kale ayaa isniintii booqday Beledwayne ee gobolka Hiiraan halkaas oo ay ka taagan tahay dhibaato la xiriirta fatahaada wabiga Shabelle oo dad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Ka Dooday Hindise Sharciyeedka Howlgabka Iyo Xaqsiinta Ciidamada Golasha Shacabka ayaa maanta waxaa ay ka doodeen Hindise Sharciyeedka Howlgabka iyo xaqsiinta Ciidamada,kaasi oo maray aqrintii labaad. Kulanka ay maanta yeesheen golaha Shacabka waxaa shir gudoominayey guddoomiyaha golaha Shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay In La Dilayo Cid Walba Oo Gacan Siisa Somaliland Guddiga difaaca Puntland ayaa maanta soo saaray amarro lagu muujinayo sida ay Puntland uga go’an tahay xoojinta dagaallada ka dhanka ah Somaliland. Qoraal kasoo baxay guddigan ayaa shacabka looga digay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: IGAD Oo Ku Heshiisay In Daaqsiinka Xoolaha Loo Furo Xuduudaha Xoolo dhaqatada geeska Afrika gaar ahaan dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD waxaa ay awoodaan inay xoolahooda daaqsiin ahaan si fudud kala gudbaan xadadka dalalkaasi, arrintan ayaa timid kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ku Soo Kordhay Kulanka La Filayey Ee Donald Trump Iyo Kim Jong-un? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inay jirto “Fursad badan” oo ah in aanu dhicin kulanka bisha dambe lagu waday inuu dhex maro isaga iyo hoggaamiyaha waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Akhrinta Labaad Marinaya Hidise Sharciyeedka Howlgabka Iyo Xaqsiinta Ciidamada Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ayaa maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, kaasi arrimo muhiim ah looga doodi doono. Guddiga difaaca baarlamaanka ayaa la filayaa in xildhibaannada ay horgeeyaan…